18/04/2021
Dhamaan umadda soomaaliyeed ha is waafajiso waxa ay banaanka ku dhahaayaan iyo waxa gudohooda ka guxayo Tusaale
Waxa ay rabaan in dowlad la helo lkn ficilkooda waa ka duwan yahay Tusaale2
Nabad ayey WADA rabaan lkn wax kale ayaa ka dhex guuxaaya Tusaalaha 3
Cadaalad ayey rabaan lkn wax kale ayaa ka dhex guuxaayo
Adiguna Aqriste Tusaaloyin kale iyo waxa ka dhex guuxaayo jwb u hel Mahadsanidiin
Qore: Mohamed Abdullahi Mohamed