Puntland Youth Experts Technical Assistance

Puntland Youth Experts Technical Assistance This page is intended for publicizing our business service grounds. Therefore, the purpose for this page is for marketing of our service programmes to enab

OgaysiisWaxaan la ogaysiinayaa dhammaan bulshada reer Puntland gaar ahaan dad waxbarashada iyo aqoonta jecel inaan bilaa...
16/01/2025

Ogaysiis

Waxaan la ogaysiinayaa dhammaan bulshada reer Puntland gaar ahaan dad waxbarashada iyo aqoonta jecel inaan bilaabayno tababaro gaagaaban sida ku faahfaahsan warqadda Hoos ku lifaaqan. Fadlan nagala soo xiriir telefonada hoos ku qoran:

24/12/2024

as an organization, we do the following services with affordable rates:-
Capacity Building short Professional Trainings:
• Project Management
• Monitoring and Evaluation
Professional Writing Services:
• Proposal Writing
• Policy Development
• Framework Design
• Budget Planning
• Organizational/Business Profiles
• Business Plans
Career Advisory Services:
• CV Writing
• Cover Letter Crafting
Reporting Writing Services:
• Monthly Reports
• Quarterly Reports
• Bi-annual Reports
• Annual Reports
IT Services:
• Graphic Design
• Website Design and Development

We provide top-notch quality Grants Management and Consultancy Services to NGOs, CBOs, CSOs and Micro, Small and Medium ...
18/02/2024

We provide top-notch quality Grants Management and Consultancy Services to NGOs, CBOs, CSOs and Micro, Small and Medium Enterprises in Conflict-Affected Nations at pocket-friendly prices with a relentless pursuit of Value Addition and Value for Money.

Proposal Development and Writing is our premier service that ensures clients get funding for programs that are designed to transform lives and communities. We develop award-winning proposals and provide our clients with the technical support they need to implement projects in line with donor or funding agency frameworks.

Talk to our customer service representative today.

WhatsApp: +252907710106
Email: [email protected]
Website:

Puntland Youth Experts Technical Assistance (PYETA) is a non-profit making, non-partisan, nonpolitical organization that serves the needs of Puntland people and Somalia. PYETA was founded in 2010 by a group of professionals and other community activists who are concern the wellbeing of Somali people...

01/08/2023

Ma doonaysaa inaad xirfaddaada kor uqaadid, hadday jawaabtaadu Haa tahay, waxaa qabanaynaa tababarada soo socda kuwaas oo aan ugu talo galnay dadka ka shaqeeya mashaariicda bani aadamnimada iyo horumarinta iyo cid kasta oo doonaysaa inay yeelato xirfad ay ku shaqaysato:

1. Qorshaynta iyo maamulka mashaariicda( Project Planning and Management).

2. Kormeerka iyo qiimaynta mashaariicda(Monitoring and Evaluation training).

3. Maamulka dhaqaalaha, miisaaniyadda iyo xisaab xirka mashaariicda ama ganacsiyada(financial Management, budgeting and liquidation).

4. Qorista mashaariicda iyo qaabayntooda( Proposal Design and Development).

5. Qorista CV-yada iyo codsiyada shaqada iyo latalin guud oo lasiinayo dadka shaqadoonka ah( CV writing, Application letter plus employment promotion and career advisory services).

Tababaradaan waxay soconayaan asbuuc waana lacag la aan kaliya waxaa laga ardayda laga qaadayaa khidmadda shahaadada loogu samaynayo. Tirada dadka la tababarayo Halkii maado wuxuu noqonayaa 20 ilaa 25 qof. Haddaba wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir halkaan:

Whatsapp #: 0907710106/6798327 ama emailada hoos ku qoran

[email protected]
[email protected]

Haddaad doonaysid inaad xirfaddaada kor u qaadid gaar ahaan dadka kashaqeeya ama doonaya inay ka shaqeeyaan mashaariicda...
31/07/2023

Haddaad doonaysid inaad xirfaddaada kor u qaadid gaar ahaan dadka kashaqeeya ama doonaya inay ka shaqeeyaan mashaariicda bani aadamnimada iyo horumarinta, waxaan bilaabaynaa koorsooyinkaan hoos ku qoraan kuwaas oo aad ku baranaysid 5 casho si lacag laaan ah kaliya waxaa laga qaadayaa ardayga kharashka shahaadada:-

1. Qorshaynta iyo maamulka mashaariicda( Project Planning and Management)

2. Kormeerka iyo qiimaynta( Monitoring and Evaluation).

3. Maamulka dhaqaalaha, miisaaniyadda iyo xisaab celinta( Financial Management, budgeting and liquidation).

4. Qorista CV-yada iyo codsiyada( CV and application writing). Qaybkasta tirada ardaydu ugu badnaan waa 20 ilaa 25. Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir whatsapp # pageka ku qoran ama emailka: [email protected]
[email protected]

Waxaan macaamiisheena sharafta badan usheegaynaa inaan ka koobanahay khubaro maxaliya iyo kuwa caalamiya kuwaas oo idink...
28/07/2023

Waxaan macaamiisheena sharafta badan usheegaynaa inaan ka koobanahay khubaro maxaliya iyo kuwa caalamiya kuwaas oo idinka saacidayada adeegyada hoos ku qoran:

1. Qorista Mashaariic kusalaysan cilmi baaris iyo xog sugan.
2. Tababarada iyo dhismaha hay'adaha.
3. Qorista NGO/Business profiles Tayo leh.
4. Qiimaynta mashaariicda iyo la xiriira. daraasadaha
5. Turjumaada qoraalada kala duwan oo laga turjumayo Somali to English ama English to Somali.
6. Qorista iyo diyaarinta siyaadaha iyo shuruucda kala duwan ee maamulka ganacsiyada iyo hay'adaha sida siyaasadda maamulka iyo maaliyadda, siyaasadda iibka, siyaasadda shaqaalaha, xeer hoosaadyada iyo wixii Lamid ah.
7. Qorista CV-yada iyo codsiyada shaqada.
8. Xisaab celinta, sameynta miisaaniyadda iyo hanti-dhowrka.
Haddaba, cid kasta oo danaynaysa arrimaha kor ku xusan, fadlan nagala soo xiriir:-
Whatsapp: 907 710 106/906798327 or email us via
[email protected]
[email protected]

24/07/2023

Puntland Youth Experts Technical Assistance (PYETA) is a non-profit making, non-partisan, nonpolitical organization that serves the needs of Puntland people and Somalia. PYETA was founded in 2010 by a group of professionals and other community activists who are concern the wellbeing of Somali people...

Waxaan macaamiisheena sharafta badan usheegaynaa inaan ka koobanahay khubaro maxaliya iyo kuwa caalamiya kuwaas oo idink...
23/07/2023

Whatsapp: 907 710 106/906798327/0907860455 or email us via

21/07/2023

Pyeta.org

21/07/2023

Helo asxaabtayda qaaligaa ee kujirta group ka fadlan share, like iyo comments

Address

30th Street, First Section
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

00252907710106

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Youth Experts Technical Assistance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puntland Youth Experts Technical Assistance:

Share