Kobciyaha Ganacsiga

Kobciyaha Ganacsiga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kobciyaha Ganacsiga, Hodan District, Mogadishu.

29/01/2026

بسم الله الرحمن الرحيم
Equation
egta xisaabinta Maaliyadda

A= L+OE

14/01/2026

uu ku dhisan yahay Accounting ka
, iyo mabaadiida muhiimka ahu ah qofka acountant ka ah. Part 11

Bismilaah  Financial Accounting Course fit you to learn well Accounting basics.Waxyaabaha Koorsadeena aad ku baran karto...
05/01/2026

Bismilaah
Financial Accounting Course fit you to learn well Accounting basics.
Waxyaabaha Koorsadeena aad ku baran karto waxaa ka mid ah:
1. Fahamka aasaaska Xisaabinta maaliyadda (Accounting).
2. Sida loo diiwaangaliyo howlaha ganacsiga;
3. fahamka faa'iidada iyo khasaaraha;
4. Tusaalooyin ganacsi oo run ah;
5. Layliyo aad ku tababarato.

koorsadaan waxaa loogu talagalay qof bilow ah iyo ganacsatada.

Big shout out to my newest top fans! 💎 Ayaan IlyaasDrop a comment to welcome them to our community,  fans
04/01/2026

Big shout out to my newest top fans! 💎 Ayaan Ilyaas

Drop a comment to welcome them to our community, fans

03/01/2026
  is easy when explained in a right way.
30/12/2025

is easy when explained in a right way.

27/12/2025

بسم الله
Ku soo dhawaada Koorsada financial accounting 1. Diiwaangalinteeda waxay bilaabaneysaa 1 bishaa ilaa 10 janauary 2026. tirada waa xadidan tahay fadlan horey isu diiwaan gali.

Ku soo dhawaada Koorsada Xisaabaadka ganacsiga oo dhameysitaran, baratikaal ah, bilow ah, hab fudud iyo goob walba aad k...
17/12/2025

Ku soo dhawaada Koorsada Xisaabaadka ganacsiga oo dhameysitaran, baratikaal ah, bilow ah, hab fudud iyo goob walba aad ku sugan tahay- Online.
1. waxaad ku baraneysaa faham guud xisaabaadka ganacsiga iyo shuruucdiisa.
2. Hanaanka diiwanka xisaabaadka ganacsiga,
3. sixidda Akoonadda.
4. Meertadda/ wareega xisaabaadka ganacsiga;
5. Xisaabaadka ganacsiga badeecooyinka.
6. Dhaqdhaqaaqa badeecadda.
7. xisaabaadka deymaha kaa maqan.

14/12/2025

بسم الله
Waxaan Idiin diyaarinay Course dhameystiran, bilow ah, baratical ah Financial Accounting One.
Dhigo koorsgan oo hel Coach joogto ah.

09/12/2025

Fursad muhiim ah: madaneyneysay inaad si fudud ku barato xisaabaadka ganacsiga. hadii jawaabtaado haa tahay: Kobciye ayaa diyaar kuu ah.

Address

Hodan District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 12:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252619114048

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobciyaha Ganacsiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share