Bile News

Bile News Ku soo dhawoow Bile News. Halkaan waxaad ka heli doontaa wararka ugu dambeeya ee caalamka iyo gudaha sidoo kale ciyaaraha, xog la hubo iyo faallooyin xiiso leh.

Warar toos ah, sawirro, muuqaal, iyo dhacdooyinka aduunka — maalin walba!

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa waxyar ka hor shaaciyay inay saakay weerareen saldhig ciidan oo Mareykanku ku lee...
28/05/2026

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa waxyar ka hor shaaciyay inay saakay weerareen saldhig ciidan oo Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe, kaasoo ay sheegeen inay ka duuleen diyaarado aroortii h**e maanta weerar ka fuliyay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Bandar Abbas ee koonfurta Iiraan.

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ma aysan shaacin halka uu ku yaallo saldhigga Mareykanka ee la beegsaday, balse waxay digniin culus u direen Mareykanka, iyagoo sheegay in weerar kasta oo Mareykanku ka fuliyo gudaha Iiraan looga jawaabi doono si ka adag.

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta oo shaqo joojin lagu sameeyay
26/05/2026

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta oo shaqo joojin lagu sameeyay

Iiraan ayaa doonaysa ka hor inta aysan saxiixin heshiiska ay la galayso Mareykanka ee lagu joojinayo dagaalka inuu Shiin...
25/05/2026

Iiraan ayaa doonaysa ka hor inta aysan saxiixin heshiiska ay la galayso Mareykanka ee lagu joojinayo dagaalka inuu Shiinaha dammaanad qaade ka noqdo heshiiskan, taasoo ka dhigan Shiinaha inuu marayo tijaabadii ugu adkayd oo ay Iiraan ka doonayso Shiinaha inuu noqdo kan ka hortagaya iskuday kasta oo Mareykanka heshiiskan ku jebin karo.

23/05/2026

DEG DEG Musharax galmudug Ganaacsade Libaan Shuluq ayaa maanta lagu dhawaaqayaa iyada oo shacabkii ugu badnaa oo Reer galmudug ah ay munaasabada ka sooqeyb galayaan.

Mucaaradka oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu shirqool la damacsan yahay, keddib hanjabaadii maanta ee Wasiir...
20/05/2026

Mucaaradka oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu shirqool la damacsan yahay, keddib hanjabaadii maanta ee Wasiirka Gaashaandhigga.

Wasaarada waxbarashada oo shaacisay waqtiga la qaban doono imtixaanka qaran ka oo ah 20 june 2026.Waa kan jadwalka imtix...
20/05/2026

Wasaarada waxbarashada oo shaacisay waqtiga la qaban doono imtixaanka qaran ka oo ah 20 june 2026.
Waa kan jadwalka imtixaanka.

18/05/2026

Muuqaallo ay soo bandhigtay warbaahinta Iiraan ayaa laga arkay dumarka Iiraan oo loo tababbarayo sida loo furfuro dibna la isugu xiro qoriga AK47 , tallaabadan oo lagu sheegay inay qayb ka tahay u diyaarinta shacabka Iiraan inay difaacaan dalkooda haddii ay la kulmaan duullaan dhulka ah.

16/05/2026

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud “Waxaan ka shaqeynaynaa hiigsiga 2060 anigu majoogi doono xilligaas, haddii aan joogana shaqada kuma jiri doono, sidaas darteed dhallinyarooy aan ka shaqeyno himilada fog ee berrito, idinkuna waa inaad yeelataan cod mideysan."

15/05/2026

Sh shariif oo u jawaabay xasan sh oo yiri muda xileedkaygu wuxuu ku egyahay 15 may 2027.

15/05/2026

Xasan sh maxamuud oo ka hadlay waxii ka dhacay baydhabo.

14/05/2026

Madaxwaynaha kenya oo ka hadlay arinta somalia.
Wuxuu yiri dowlada hada waqtigeedii wuu dhamaaday.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bile News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share