16/04/2025
Shirkadda SYL General Trading Co. Waxay dalka idin keentay Xafaayadda Aiwibi Australia oo ah Xafaayad tayadeedu sarayso
oo si gaar ah loogu talagalay raaxada iyo ilaalinta ilmahaaga.
Waxay bixisaa 12 saacadood oo ilaalin ah, dhumuc yar oo raaxo leh, dusha sare ka jilicsan iyo naqshad si fiican ugu habboon jirka ilmaha.
Waxaa si caafimaad ahaan loogu tijaabiyay Dalka Jarmalka, waana xulasho ku habboon carruurtaada.
Aiwibi waa daryeel lagu kalsoonaan karo – ilmahaaga wuu mudan yahay!
kala soo xiriir Numberka: 0614583732