Abukar Osman

Abukar Osman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abukar Osman, Business Center, Mogadishu.

03/03/2024

Cumar Dhuule hospital xagee ayuu ku yaalaa dadka ku xanuunsan aan kusoo booqdee?

Waqtigaaa mid saacida midna waayahaaa……….
24/02/2024

Waqtigaaa mid saacida midna waayahaaa……….

22/02/2024

Sir ilmuhu ogaadeen
Dabool saaran baan jirin.

Dastuurka dalkeena waxa uu lee yahay afka rasmiga ah ee dalka Soomaalia waa Af-soomaali (maay iyo maxaa tiri).Maalmahaan...
20/02/2024

Dastuurka dalkeena waxa uu lee yahay afka rasmiga ah ee dalka Soomaalia waa Af-soomaali (maay iyo maxaa tiri).
Maalmahaan waxaa soo baxday aragti igala wanaagsanaatay taasoo ah in lagu koobo afka rasmiga ah ee dalka Soomaalia waa Af-soomaali, hagaag dad baa ku doodaaya maay iyo maxaa maxaa looga tagay oo iyaga Af-soomaali ma aha miyaa?

Dalkeena waqtigii ugu xumaa ee is cunka xataa macallim laguma xadgudbin, 2024 waxaan joognaa duni dilaagii macallimkiisa...
16/02/2024

Dalkeena waqtigii ugu xumaa ee is cunka xataa macallim laguma xadgudbin, 2024 waxaan joognaa duni dilaagii macallimkiisa qarsoon yahay.

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
18/09/2023

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

16/07/2023

Waxaan dhintay markaan arkay qofka rasaasta igu ridaaya ee ma dhiman markii ay rasaasta igu dhacday.

Ciid mubaarak umadeeyda ☪️
02/05/2022

Ciid mubaarak umadeeyda ☪️

14/01/2022

Anaa kaa aqli badnaa

09/01/2022

Professor jawaari oo ka deyrii xaalada dalka ee maanta.

Jimca mubaarak
07/01/2022

Jimca mubaarak

06/01/2022

Prankigii ugu darnaa

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abukar Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share