Somali Geological Research Institute SGRI

Somali Geological Research Institute SGRI Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Geological Research Institute SGRI, Geological service, mogadishu, Mogadishu.

SGRI Somali Geological Research Institute Waa Xarun Lagu Barto, Horumariyo, Sare Loogu Qaado, Laguna Sameeyo Cilmi-baaris Iyo Tababarro, Sidoo Kale Lagu Wacyi-geliyo Bulshada, Si ay U Fahmaan Cilmiga Dhulka (Geology) Iyo Laamaha la Xiriira.

๐’๐„๐Œ๐ˆ๐๐€๐‘ : ๐“๐ก๐ž ๐‡๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ซ๐ž๐ฏ๐ข๐ž๐ฐ ๐จ๐Ÿ ๐ก๐ฒ๐๐ซ๐จ๐œ๐š๐ซ๐›๐จ๐ง ๐ฉ๐จ๐ญ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐š๐ฅ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐š๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ฆ๐ž ๐๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ข๐ง ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐Ÿ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ฉ๐ž๐œ๐ญ๐ฌ ๐จ๐ซ ๐œ๐ซ๐ข...
18/04/2026

๐’๐„๐Œ๐ˆ๐๐€๐‘ : ๐“๐ก๐ž ๐‡๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ซ๐ž๐ฏ๐ข๐ž๐ฐ ๐จ๐Ÿ ๐ก๐ฒ๐๐ซ๐จ๐œ๐š๐ซ๐›๐จ๐ง ๐ฉ๐จ๐ญ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐š๐ฅ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐š๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ฆ๐ž ๐๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ข๐ง ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐Ÿ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ฉ๐ž๐œ๐ญ๐ฌ ๐จ๐ซ ๐œ๐ซ๐ข๐ฌ๐ž๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ค๐ž๐ฒ รง๐š๐ค๐ข๐ซ ๐›๐ž๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ
๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š: ๐„๐ง๐ . ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐’๐š๐ง๐๐ก๐ž๐ซ๐ž , ๐‚๐ž๐จ ๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐ ๐ž๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ซ๐ž๐ฌ๐ž๐š๐œ๐ก ๐ข๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž.

๐Ÿ“… Taariikh: Arbaco, 22-ka April 2026
โฐ Wakhtiga: 08:00PM - 09:30 PM
๐Ÿ“ Goobta: Google meeting (Zoom)
๐™€-๐˜พ๐™€๐™๐™๐™„๐™๐™„๐˜พ๐˜ผ๐™๐™€: YES free
๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐ž๐ž ๐ฐ๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ค๐š
๐….๐†: ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐‚๐ž๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐š๐ซ๐ช๐š๐š๐ญ๐ข ๐ค๐ข๐œ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š-๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š. ๐Š๐š-๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก (100%), ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐š๐๐ฎ

Fadlan kubiir linkiga whatspp:

Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/DP58y12GSNIBOMYASIfiFz?mode=gi_t

๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐ก ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ: โ˜Ž๏ธ
+252 685408012 | +252 ๏ฟผโจ61 9681819โฉ

Waxaa soo agaasintay:
Somali Geological Research Institution (SGRI).

Tabbbar...SGRI waxay qabaneysaa barnaamij ciwaankiisu yahay "Horumar Laโ€™aanta Shidaalka Soomaaliya: Sababaha Dib-u-Dhaca...
15/06/2025

Tabbbar...

SGRI waxay qabaneysaa barnaamij ciwaankiisu yahay "Horumar Laโ€™aanta Shidaalka Soomaaliya: Sababaha Dib-u-Dhaca Ku Dhaw Qarniga, iyo Sideese Loo Horumarin Karaa."

Barnaamijkan wuxuu diiradda saari doonaa sababaha keentay in Soomaaliya muddo dheer aysan uga faaโ€™iideysan kheyraadkeeda shidaalka, wuxuuna soo bandhigi doonaa fursadaha iyo talooyinka lagu dardar gelin karo horumarka laโ€™aantaas.

Waxaa soo jeedin doona:
Eng. Axmed Cabdalle Cali

๐Ÿ“… Taariikh: Talaado, 16-da Jun 2025
โฐ Waqtiga: 8:00 PM โ€“ 9:00 PM (Habeenka Talaadda soo galeyso)
๐Ÿ“ Goobta: Zoom
Fadlan Si aad ugu qeyb gasho link ga ku dhufo ๐Ÿ‘‡

https://chat.whatsapp.com/DP58y12GSNIBOMYASIfiFz

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
๐Ÿ“ž +252 0619681819

TABABAR: "THE DEVELOPMENT OF URANIUM RESOURCES OF SOMALIA FOR REVENUE GENERATION AND UNCONVENTIONAL ENERGY"Waxaa soo jee...
07/04/2025

TABABAR: "THE DEVELOPMENT OF URANIUM RESOURCES OF SOMALIA FOR REVENUE GENERATION AND UNCONVENTIONAL ENERGY"

Waxaa soo jeedin doona:
Prof. Abdikadir Abiikar Hussein
Rector, Almas University

๐Ÿ“… Taariikh: Khamiis, 9-da April 2025
โฐ Waqtiga: 8:00 PM โ€“ 9:30 PM (Habeenka Khamiista soo galeyso)
๐Ÿ“ Goobta: Zoom

Fiiro Gaar ah:
Barnaamijkan wuxuu leeyahay shahaado (Certificate) oo kuu marqaati kacaysa ka-qaybgalkaaga. Ka-qaybgalka waa bilaash (100%).

Fadlan buuxi foomkan si aad isu diiwaangeliso:
Linkiga Foomka Diiwaangelinta
https://docs.google.com/forms/d/1UJz1HDyejUibMe6hKuwnnSgbgY3Db-9nLY1tZLgnzU8/edit

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
๐Ÿ“ž +252 685408012 | +252 0619681819

Waxaa soo agaasintay:
Somali Geological Research Institute (SGRI)

https://chat.whatsapp.com/DP58y12GSNIBOMYASIfiFz

Happy Geologists' Day!From Somali Geological Research Institution (SGRI)Today, we honor and celebrate the incredible con...
07/04/2025

Happy Geologists' Day!
From Somali Geological Research Institution (SGRI)

Today, we honor and celebrate the incredible contributions of geologists around the world.

From exploring the depths of the oceans to unraveling the secrets hidden within Earthโ€™s layers, geologists play a vital role in helping us understand our planetโ€™s past, present, and future. Your work supports sustainable development, natural resource management, and solutions to some of the worldโ€™s most pressing challenges.

Thank you for your dedication, curiosity, and commitment to earth science.
Keep up the amazing workโ€”and letโ€™s keep learning and discovering more about this fascinating planet we call home.




Ciid Mubaarak! ๐ŸŒ™โœจCiid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed...
29/03/2025

Ciid Mubaarak! ๐ŸŒ™โœจ

Ciid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idin leeyahay farxad ku ciida, Allena ha naga aqbalo soonkeena iyo cibaadadeena.

Nabad iyo farxad ku ciida.
Somali Geological Research Institute SGRI


Saynisyahanno Ruush ah ayaa helay meyd si aad u wanaagsan u keydsanaa oo ah woolly rhinoceros (diinariyaashii dhogorta l...
25/03/2025

Saynisyahanno Ruush ah ayaa helay meyd si aad u wanaagsan u keydsanaa oo ah woolly rhinoceros (diinariyaashii dhogorta lahaa), kaasoo noolaa ugu yaraan 20,000 sano ka hor. Meydka ayaa laga helay gobolka Yakutia ee Siberia, wuxuuna yaab ku noqday khubarada cilmi-baarista sababtoo ah wuxuu ahaa mid si heer sare ah loo keydiyay.

Waxa la helay iyada oo jidhkiisa si buuxda u dhisan yahay, dhogortiisa qaro weyn tahay, iyo xitaa cuntadii uu cunay kahor dhimashadiisa wali ku jirto calooshiisa. Waxa kale oo si cajiib ah u badbaaday xubnihiisa gudaha, taasoo fursad weyn u ah saynisyahannada si ay u bartaaan nolosha iyo deegaanka xayawaankan qadiimiga ah.

Helitaanka meydkan ayaa wax badan ka iftiimin kara sidii ay u noolaan jireen xayawaankaasi, sababaha ay u dabar-goโ€™een, iyo xitaa isbeddelada cimilada wakhtigaas jiray. Waa mid ka mid ah meydadka ugu dhameystiran ee abid laga helo noocyada xayawaankaasi qadiimiga ah.

Maxay kula tahay?
Somali Geological Research Institute SGRI

Baaritaanno cusub (2025): Waxaa la helay dhismooyin qarsoon oo hoos yaalla Pyramid-ka Khafre.Waxyaabaha la helay:1. Shan...
24/03/2025

Baaritaanno cusub (2025): Waxaa la helay dhismooyin qarsoon oo hoos yaalla Pyramid-ka Khafre.

Waxyaabaha la helay:

1. Shan dhisme oo heerar kala duwan leh.

2. Siddeed ceel oo qoto dheer (648 mitir).

3. Laba qol oo waaweyn oo kube ah, kuna fidsan 2 km.

Cilmi-baarayaal: Jaamacadda Pisa & Jaamacadda Strathclyde.

Farsamada la adeegsaday: Synthetic Aperture Radar (SAR) tomography.

Macnaha ay leedahay:

Waxaa suurtagal ah inay yihiin raadad ilbaxnimo h**e oo horumarsan.

Waxaa laga yaabaa inay la xiriirto shabakad tamar lumisay, sida aragtiyaha Nikola Tesla.

Suโ€™aal muhiim ah: Pyramid-yadu ma ahaayeen oo kaliya qabuurayaal mise wax ka casrisan?

Suโ€™aasha ugu dambeysa: Maxay kale oo weli ku qarsoon yihiin ciidda hoosteeda ee Masar?

Aragtidada comment ga nagula wadaag.

Maalinta Biyaha Adduunka โ€“ SGRIMaanta oo ah Maalinta Biyaha Adduunka, Somali Geological Research Institution (SGRI) waxa...
22/03/2025

Maalinta Biyaha Adduunka โ€“ SGRI

Maanta oo ah Maalinta Biyaha Adduunka, Somali Geological Research Institution (SGRI) waxa ay xusaysaa muhiimadda ay biyuhu u leeyihiin nolosha, horumarka, iyo deegaanka. Biyaha waa laf-dhabarta nolol-wadaagga, waxaana lagama maarmaan ah in si cilmi ku salaysan loo fahmo maarayntooda, ilaalintooda, iyo ka faa'iidaysigooda waara.

SGRI waxa ay u heellan tahay kobcinta cilmi-baarista biyaha dhulka hoostiisa ku jira (groundwater), ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah, iyo wacyigelinta bulshada si loo gaaro nidaam sugan oo lagu maareeyo biyaha. Waxaa naga go'an in aan kor u qaadno fahamka geologiyada biyaha, si wax looga qabto caqabadaha la xiriira biyo yaraanta, wasakheynta, iyo helitaanka biyo nadiif ah.

Aan si wadajir ah uga shaqayno dhowrista iyo horumarinta kheyraadka biyaha, si mustaqbalka jiilalka soo socda uu u noqdo mid waara oo hodan ku ah biyo nadiif ah.


Barashada dhagaxaanta Corundum ka.(1)Ruby Stoneโ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”Ruby waa dhagax ka tirsan qoyska Corundum, waxaana uu ka mid yaha...
13/03/2025

Barashada dhagaxaanta Corundum ka.(1)

Ruby Stone
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
Ruby waa dhagax ka tirsan qoyska Corundum, waxaana uu ka mid yahay dhagaxaanta ugu adag ee la aqoonsan yahay. Magaciisa waxaa laga soo qaatay ereyga Latin-ka "ruber," oo macnihiisu yahay "red," maadaama ruby caan ku yahay midabka casaan.

Ruby waxaa lagu heli karaa midabo kala duwan sida casaan, pink, iyo purple. Ruby wuxuu ka mid yahay dhagaxaanta aadka loo qiimeeyo waxaana badanaa loo isticmaalaa saacadaha, jijimaha, iyo fargalka.

Dalalka ugu badan ee ruby soo saara:
Myanmar (Burma), Sri Lanka, Thailand, Mozambique, India iyo Soomaaliya oo ilaa hadda warbixin sax laga heynin.

Qiimaha Ruby waxaa lagu kala iibsadaa qiimayaal kala duwan, iyadoo celcelis ahaan qiimaha ruby uu yahay $1,000 ilaa $10,000 halkii carat. Mararka qaar, ruby tayadiisu sareeyso wuxuu gaari karaa $1,000,000 halkii carat. Qiimaha dhagaxa waxa saameeya midabkiisa, nadiif ahaantiisa, iyo baahida suuqa.

.


๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จXafiiska ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ž๐ž  Machadka  waxa uu ugu tahniyadeenayaa dhamaan umadda islaamka gaarahaan umadda ...
28/02/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Xafiiska ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ž๐ž Machadka waxa uu ugu tahniyadeenayaa dhamaan umadda islaamka gaarahaan umadda soomaaliyeed ๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐›๐š๐ซ๐š๐ค๐ž๐ž๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง Waxa uuna idin leeyahay nabad ku soomo oo ku afura insha alah.

# ๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐€๐ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
# ๐‡๐ˆ๐‰๐‘๐ˆ ๐˜๐„๐€๐‘ ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ”
Somali Geological Research Institute SGRI
# ๐๐”๐€๐‹๐ˆ๐“๐˜&๐„๐—๐‚๐„๐‹๐‹๐„๐๐‚๐„

Address

Mogadishu
Mogadishu
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Geological Research Institute SGRI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share