Xalima Sacdia

Xalima Sacdia whelcome to my business center

21/11/2025

“Dagaalka ugu adag ee aan maalin kasta la kulanno nolosha waa dadaalkeena joogtada ah ee aan ku ilaalinayno gidaarada qalbiga (indhaha, dhegaha, carrabka)… si qalbigu u ahaado mid nadiif ah, caafimaad qaba, oo ka fog wixii dhaawici kara ama wasakhiyn kara.

Sababta? Qofka waxaa ka soo baxa waxa uu arko, maqlo, oo akhriyo. Nafaqada aad siiso ruuxaaga iyo qalbigaaga ayaa go’aamisa caafimaadkiisa ama fasahaadkiisa.

22/10/2025

Aduunka (maalka) Ilahaay wuxu siiyaa cidda uu jecel yahay iyo cidda uusan jeclayn. Lakiin diinta, hanuunka iyo u-dhawaanshaha Rabbi wuxu u gaar yeelay oo kaliya cidda uu rabi jeclaado.

Allahayoow! Waxaan kaa baryeynaa jacaylkaaga iyo jacaylka kuwa ku jecel, iyo jacaylka camal kasta oo noo dhamaynaya jacaylkaaga.

1.Digriga ogu fiican Qofka dambigiisu batoأستغفرالله Astaqfiru Allah 2.Digriga ogu fiican Qofka cibaadad yareeya سبحان ا...
17/10/2025

1.Digriga ogu fiican Qofka dambigiisu bato
أستغفرالله Astaqfiru Allah
2.Digriga ogu fiican Qofka cibaadad yareeya
سبحان الله Subxaana Allah
3.Digriga ogu fiican wakhti kasta
لاإله إلا الله Laa ilaaha I'll Allah

21/04/2025

Naftaada daacad unoqo
Naftaada saaxiib lanoqo❤️
Hadafkaagana ha noqdo sidee uraali gelisaa rabbigaaga❤️

11/04/2025

Inta aad nooshahay 4 qodob naftaada bar :

1: badhaadhaha & galadda in aad Alle uga mahad naqdo.

2: Dhibta & mushkiladdana aad alle ka magan gasho, hadday timaaddana aad isla Rabbigaa la kaashato oo gacmaha hoos dhigato adkaysina ku darto.

3: In aad naftaada maalgashi ku samayso oo aad is horumariso.

4: In aad dadka laab xaadhnaan & waji furnaan kula dhaqanto.

Jimce Wanaagsan akhyaar.

29/03/2025

"Ilaahayoow ii wanaaji dhamaan arimahayga igana ilaali ceebta aduunyada iyo cadaabka aakhiro."🤲❤️

26/03/2025

﴿وَاذْكُر رَّبَّكَ كَثِيرًا وَسَبِّحْ بِالْعَشِيِّ وَالْإِبْكَارِ﴾.

«سُبْحَانَكَ اللَّهُمَّ وَبِحَمْدِكَ ، أشْهَدُ أنْ لَا إلَهَ إلَّا أنْتَ ، تَبَارَكْتَ وَتَعَالَيْتَ ، أسْتَغْفِرُكَ وَأتُوبُ إلَيْكَ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِكَ».

اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا 🤲🏼🤍🌷
13/03/2025

اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا 🤲🏼🤍🌷

Address

Mogadishu Banaadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalima Sacdia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share