21/11/2025
21-ka Nofeembar โ Maalinta Macallinka Soomaaliyeed!
Macalimiintu waa furaha iftiinka aqoonta iyo hormarka bulshadeenna. Waa hagayaasha jiilka soo koraya, kuwa dhisa maskaxda, anshaxa, iyo mustaqbalka dalkeenna.
Rays Educational Services waxay u mahadcelinaysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed ee hufnaantooda, samirkooda iyo dadaalkooda maalin kasta ku dhisaya jiil leh himilo iyo hoggaan.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare