30/06/2026
๐ธ๐ด๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ซ๐ผ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ โ ๐ญ-๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐น๐๐ผ
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u direynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan munaasabadda ๐ญ-๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐น๐๐ผ, oo ah maalin taariikhi ah oo astaan u ah xorriyadda, midnimada, iyo himilada shacabka Soomaaliyeed.
Maalintan waxay xusuusinaysaa ๐บ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ถ๐ถ ๐ด๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐๐ถ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐ณ๐๐ฟ, iyadoo saldhig u noqotay dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Alle ha dhowro Soomaaliya, hana ku galladeeyo nabad, horumar, iyo barwaaqo waarta.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ญ-๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐น๐๐ผ! ๐ธ๐ด