26/02/2026
Ogeysiis dhamaan traders ka jooga Somalia, gaar ahaan Muqdisho waxaa la ogeysiinayaa in ay nagala soo qeyb galaan events ka sabtida ka kadhici doono Hall ka Summer ka soo jeedka hayat super market zoobe. Hadaba saad ugu qeyb gasho event gaan taabo link gaan kadibna buuxi form ka mahadsanidiin. Linkigaa comentka koowaad baa ka hele