Maxaa Ku DHaafay

Maxaa Ku DHaafay Noqo Update Had iyo Jeer

Xaqiijin : Wafdi ka socday Dowladda Federalka Somaliya oo ku sugnaa Switzerland ayaa u baxsaday wadamada Yurub.Idiris Al...
10/06/2025

Xaqiijin : Wafdi ka socday Dowladda Federalka Somaliya oo ku sugnaa Switzerland ayaa u baxsaday wadamada Yurub.
Idiris Alteeso

Sida ay qortay shabakada family remittances • Inta u dhaxeysa $5.25 illaa $7 milyan ayaa bil walba laga diraa gudaha soo...
10/06/2025

Sida ay qortay shabakada family remittances

• Inta u dhaxeysa $5.25 illaa $7 milyan ayaa bil walba laga diraa gudaha soomaaliya iyadoo loo diro qoysaska siyaasiyiinta, shaqaalaha dowlada federal-ka, kuwa maamul goboleedyada iyo madaxda NGO-yada.

• Qoysaskaas ayaa inta badan ku kala nool dalalka Kenya, Masar iyo Turkiga.

• Ugu yaraan $65 milyan ayaa sanadkii dalka uga baxdo magaca biil-qoys taasoo aada dalal kale.

• Qiyaastii 3,500 oo qoys baa la dajiyey dalalkaas 5-tii sano ee ugu dambeysay.

* Shaaftadaas dalka in lagu isticmaalo ayey ku fiicnaan lahayd sooma ahan.?
Abdifitah Dahiye

"Cilmi Baadhis aan sameeyay ayaa waxaan ku ogaaday in Raggii geed labka ahaa ay shiid yihiin. Kuwii kale ee Macaacda aha...
09/06/2025

"Cilmi Baadhis aan sameeyay ayaa waxaan ku ogaaday in Raggii geed labka ahaa ay shiid yihiin. Kuwii kale ee Macaacda ahaana uu Alle wax siiyay. "

"Markaa Gabdho kuwaa Shiidka Ah ee Ragga-nimadoodu Kaamilka tahay ma isku Raacnaa? Lacag waxba sheegi maysee."

Kaaba Ugaas Muhumed.
https://www.facebook.com/share/15dD199fbe/

08/06/2025

Xariif Yaal Magaalo
Dhaf Miriq Ar Naag tuugaa!!!

📱 Ma ogtahay? ✍️Kororka adeegsiga taleefannada casriga ah (smartphones) wuxuu si weyn u beddelay hab-dhaqankii qoraalka ...
08/06/2025

📱 Ma ogtahay? ✍️

Kororka adeegsiga taleefannada casriga ah (smartphones) wuxuu si weyn u beddelay hab-dhaqankii qoraalka ee bulshada maanta.

🔹 Dad badan waxay iloobeen ama ku adkaatay qoraalka gacanta ee qalinka iyo buugga, maadaama xogta badankeed lagu kaydiyo laguna gudbiyo hab dijitaal ah.

📉 Tirokoobyo la sameeyey:

70% dadka Mareykanka ayaa la sheegay inay dhibaato ku qabaan akhrinta qoraalka gacanta ee asxaabtooda, halka 45% aysan awoodin inay akhriyaan qoraalkooda gacanta ee ay iyagu qoreen.

40% jiilka Gen Z (carruurtii dhalatay intii u dhaxeysay 1997–2012) ayaa la sheegay inay la tacaalayaan qorista qoraal gacanta ah, iyadoo ay ku adkaatay inay si habboon wax u qoraan.

nypost.com

🕰️ Bal adiga is barbar dhig qoraalkaaga gacanta ee hadda iyo sanado ka hor.

💭 Ma adeegsataa qoraal gacanta ah maalin kasta?
Abdifitah Dahiye

30 kun oo Dollar iyo in ammaankiisa la ilaaliyo ayaa lagu abaal marin doonaa qofkii xogta hoobiyeyaasha la soo wadaaga B...
07/06/2025

30 kun oo Dollar iyo in ammaankiisa la ilaaliyo ayaa lagu abaal marin doonaa qofkii xogta hoobiyeyaasha la soo wadaaga Booliska Gobolka Banaadir.

Haddii aad Muqdisho ku nooshahay waad ka faa'iidaysan kartaa fursadaas.

Hassan Gallaydh

07/06/2025

War Ninkii qadafi_kp7 ahaa Maxaa helay

06/06/2025

Cilmi cusub wax ka dheh hee

Ciid Wanaagsan Jimca WanaagsanKu Sali Nabi Muxamed NNKH SCW
06/06/2025

Ciid Wanaagsan Jimca Wanaagsan
Ku Sali Nabi Muxamed NNKH SCW

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxaa Ku DHaafay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share