Farsamo

Farsamo Farsamo is a trusted community-driven marketplace that connects people who need tasks done with skilled locals ready to help.

24/08/2026

Farsamo waa farxad abuure marka aad ugu baahi badan tahay ayuu kuu fududeynaa baahidaada.

Farsamo, halka ay ku kulmaan adeegyo Farsamo iyo xalal degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.
22/08/2026

Farsamo, halka ay ku kulmaan adeegyo Farsamo iyo xalal degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.

19/08/2026

Sidan waligaa ma kugu dhacday?

16/08/2026

Farsamo waxa uu kuu sahlayaa helitaanka farsamayaqaan xirfad leh oo ku habboon adeegga aad u baahan tahay.

Adigu dooro adeegga aad u baahan tahay, inta kalena Farsamo ayaa kuu qabanaysa.
15/08/2026

Adigu dooro adeegga aad u baahan tahay, inta kalena Farsamo ayaa kuu qabanaysa.

12/08/2026

Hambalyo dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Adduunka. πŸŒπŸ’™

Farsamo waxay garab taagan tahay dhalinyarada xirfadlayaasha ah, iyadoo u abuuraysa fursado ay xirfadahooda kaga shaqaystaan, kuna horumariyaan mustaqbalkooda.

09/08/2026

Farsamo waxay kuu fududaynaysaa inaad hesho farsamayaqaan ku habboon baahidaada.

Nadiifso gurigaaga oo dalbo adeegga nadiifinta(deep cleaning)
05/08/2026

Nadiifso gurigaaga oo dalbo adeegga nadiifinta(deep cleaning)

04/08/2026

Habka dalbashada adeegyadeennu waa mid aad u fudud. Haddaba si aad adeegga aad u baahan tahay u dalbato, raac tallaabooyinkan;

Guulaystaha saadaasha kulankii Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡· waxay noqotay  xuseen, oo ahayd qofkii ugu horreeyay ee si sax a...
23/07/2026

Guulaystaha saadaasha kulankii Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡· waxay noqotay xuseen, oo ahayd qofkii ugu horreeyay ee si sax ah u saadaaliya natiijada. Hambalyo! πŸŽ‰πŸ†.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farsamo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share