SomHerd Solutions

SomHerd Solutions SomHerd Solutions supports Somali livestock farmers to improve animal health, feeding systems, productivity, and climate resilience.

Shirkadda Somherd Solutions waxay safar shaqo ku tagi doontaa Axadda soo socota magaalada Jowhar, si ay u soo sameyso qi...
03/07/2026

Shirkadda Somherd Solutions waxay safar shaqo ku tagi doontaa Axadda soo socota magaalada Jowhar, si ay u soo sameyso qiimeyn la xiriirta dhaqashada iyo xannaaneynta xoolaha, gaar ahaan ariga.

Safarkan qiimeynta ah waxaan diiradda ku saari doonnaa:
✔️ Sicirka iyo xaaladda suuqa xoolaha ee maxalliga ah.
✔️ Ilaha helitaanka biyaha xilliyada jiilaalka ama abaarta.
✔️ Caqabadaha iyo fursadaha jira si gacan looga geysto kobaca dhaqaalaha dalka.

Waxaan diyaar idinla nahay habab xoolo-dhaqasho oo casri ah, adkeysi leh, lana isku halleyn karo (resilient livestock models).

Halkan nagala soco xogaha iyo natiijada ka soo baxa qiimeyntaas kor ku xusan!

𝑫𝒊𝒇𝒂𝒂𝒄𝒂 𝑿𝒐𝒐𝒈𝒈𝒂𝒏 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒌𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂 𝑵𝒂𝒇𝒂𝒒𝒆𝒆𝒏𝒕𝒂 𝒙𝒐𝒐𝒍𝒂𝒉𝒂🐄🌿Xoolaha caafimaadkooda wuxuu si toos ah ugu xiran yahay nafaqada ay...
30/04/2026

𝑫𝒊𝒇𝒂𝒂𝒄𝒂 𝑿𝒐𝒐𝒈𝒈𝒂𝒏 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒌𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂 𝑵𝒂𝒇𝒂𝒒𝒆𝒆𝒏𝒕𝒂 𝒙𝒐𝒐𝒍𝒂𝒉𝒂🐄🌿

Xoolaha caafimaadkooda wuxuu si toos ah ugu xiran yahay nafaqada ay helaan.

Faa'idooyinka Marka fiitamiinnada iyo macdanta la isu dheellitiro waxaa kamida:
✔️ Waxaa yaraada Khataraha cudurrada
✔️ Waxaa hoos u dhaca Kharashka daawaynta
✔️ Waxaa kordha Wax-soo-saarka iyo faa’iidada

Xoolaha caafimaadka qaba waxay keenaan Nolol iyo dhaqaale sugan 💚

📞 Nagala soo xiriir: 0616 074969
📲 SomherdSolutions

𝗥𝗼𝗼𝗯𝗸𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆, 𝗔𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵! 𝗟𝗮𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻 𝗺𝗮 𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘅𝗼𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮?Barwaaqadu yaanay ku kedin. Si xoolahaagu u badbaa...
19/04/2026

𝗥𝗼𝗼𝗯𝗸𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆, 𝗔𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵! 𝗟𝗮𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻 𝗺𝗮 𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘅𝗼𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮?

Barwaaqadu yaanay ku kedin. Si xoolahaagu u badbaadaan, hadda tabaabusheyso:

𝐊𝐚𝐲𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐟𝐤𝐚: Jar cawska oo qalaji (Hay) inta uu badan yahay.

𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚: Tallaal xoolahaaga hadda, waayo roobka cudurro ayaa la socda.

𝐗𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚: Nadiifi xerada, kana ilaali dhoobada si aysan xooluhu u bukoodin.

Ha sugin inta abaartu timaado. Ma u baahan tahay talo khabiir? Farriin noogu soo dir 𝐒𝐨𝐦𝐇𝐞𝐫𝐝 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬.

𝐀𝐝𝐢𝐠𝐮 𝐬𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐬𝐚𝐭𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐫𝐨𝐨𝐛𝐤𝐚? 𝐍𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠?

Your growth is our mission! 🇸🇴🌾At Somherd Solutions, we believe that giving people the right skills is the fastest way t...
13/04/2026

Your growth is our mission! 🇸🇴🌾

At Somherd Solutions, we believe that giving people the right skills is the fastest way to fight poverty. From Climate-Smart Agriculture to Dairy Processing, our training programs are designed to help Somali women and youth start their own successful businesses.

Ready to take the next step? Let’s cultivate your future together.

📞 +252 616074969

Address

Maka Al-mukarama Street
Mogadishu
BN100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomHerd Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share