Hubaal Water Plant

Call Website Contact the business

Hubaal Water Plant HUBAAL WATER PLANT ,Waa shirkad Soo Saarta Biyo Nadiif ,Tayo sare leh, Mana laha Wax kiimiko ah . BIYO LA HUBO WAA HUBAAL .

25/08/2026

Biyaha hubaal waa biyo aad u tayo sareeya waxaadna ka heleysa dhamaan supermarket yada Puntland “Biyo lahubo waa Hubaal”

30/07/2026

HUBAAL GROUP

Ka-Qaybgalka Xuska 28-guurada Aasaaska Dowladda Puntland

Hubaal Group waxay sharaf u tahay inay ka qayb qaadato munaasabadda xuska 28-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Dowladda Puntland, oo ku beegan 1-da Agoosto.

Iyadoo ka duulaysa masuuliyaddeeda bulsho, Hubaal Group waxay munaasabaddan ugu deeqday Biyaha Hubaal, si ay uga qayb qaadato qabsoomidda xafladda, una garab istaagto dadaallada lagu maamuusayo maalintan qiimaha weyn u leh shacabka Puntland.

Hubaal Group waxay mar walba aaminsan tahay in horumarka bulshada lagu gaari karo iskaashi, wadajir iyo ka qaybqaadasho wax-ku-ool ah. Sidaas awgeed, shirkaddu waxay si joogto ah uga qayb qaadataa munaasabadaha qaran, barnaamijyada bulshada iyo dadaallada lagu horumarinayo dalka.

22/06/2026

Xaldoon Research Cernter & Hubaal Group
"Madasha dadwaynaha & odayaasha nabadaynta Gobolka Mudug"
barnamijkan waxaa sponser garysay Hubaal Group oo marwalba u taagan kana shaqaynaysa danta dadka iyo dalka.

Hubaal Cargo and Logistics Available Now.
17/06/2026

Hubaal Cargo and Logistics Available Now.

New Office Now Open and Welcome our costumers.

15/06/2026

Furitaanka Kalfadhiga 58aad ee Baarlamaanka Puntland iyo Biyaha Hubaal oo ah biyaha keliya ee haqab tiray ka qaybgalayaasha

13/06/2026

Dusha sare ee diyaaradaha Rakaabka ayay gaareen biyaha Hubaal

02/06/2026

Booqasho iyo Warbixin Ku Saabsan Hawlaha Hubaal Group

Maamule Eng. Cabdiraxmaan Xirsi Aadan ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Mudane Bootaan Dacal, isaga oo warbixin dhammaystiran ka siiyay qaybaha kala duwan ee Hubaal Group iyo habsami-u-socodka shaqooyinka ay shirkaddu ka waddo waaxyaha iyo warshadaha kala duwan.

Intii uu kulanku socday, waxaa lagu soo bandhigay horumarka ay shirkaddu ka gaadhay dhinacyada wax-soo-saarka, adeegyada bulshada, iyo dadaallada joogtada ah ee lagu daboolayo baahiyaha macaamiisha iyo bulshada guud ahaan.

Hubaal Group waxay door muuqda ka qaadataa horumarinta dhaqaalaha, kobcinta wax-soo-saarka gudaha, iyo abuurista fursado shaqo, iyada oo mudnaan gaar ah siinaysa tayada adeegyada iyo qanacsanaanta bulshada.

Hubaal Group mar walba waxaa ka go’an u adeegidda bulshada, ka qaybqaadashada horumarka dalka, iyo hirgelinta mashaariic waxtar u leh bulshada iyo deegaanka.

Hubaal Group Waa Garabka Bulshada.

Eid Mubarik
26/05/2026

Eid Mubarik

Hubaal Water Plant
25/05/2026

Hubaal Water Plant

Jumca Kariim
22/05/2026

Jumca Kariim

Address

Road1
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubaal Water Plant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hubaal Water Plant:

Shortcuts

Share