Fblaundry and dry cleaning

Fblaundry and dry cleaning Hoyga carafta &Nadafada Ee fbloundryandclean ku so dhowoow nadiifnimo iyo caraf so jiidasho leh!!

πŸ“šβœ¨ Fariin Dhiirigelin ah Ardayda Imtixaanka Galaysa βœ¨πŸ“šArdayda sharafta leh,Imtixaanku waa fursad aad ku muujisaan dadaal...
19/06/2026

πŸ“šβœ¨ Fariin Dhiirigelin ah Ardayda Imtixaanka Galaysa βœ¨πŸ“š
Ardayda sharafta leh,
Imtixaanku waa fursad aad ku muujisaan dadaalkii iyo aqoontii aad soo barateen. Isku kalsoonaada, dadaalkiinna ha quusanina, hana ka baqin su'aalaha imtixaanka.
πŸ’ͺ Xusuusta: βœ… Guushu waxay ka timaadaa dadaal. βœ… Kalsoonidu waa furaha guusha. βœ… Imtixaanku waa hal tallaabo oo kaliya, mana qeexo mustaqbalkaaga oo dhan.
Ilaahay ha idiin fududeeyo imtixaanka, hana idiin waafajiyo natiijooyin wanaagsan. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
"Dadaal maanta, guul berrito." πŸŒŸπŸ“–

🧺✨ FB LAUNDRY ✨🧺Ma rabtaa dhar nadiif ah, caraf udgoon leh, isla markaana si xirfad leh loo daryeelay?FB Laundry waxay k...
19/06/2026

🧺✨ FB LAUNDRY ✨🧺
Ma rabtaa dhar nadiif ah, caraf udgoon leh, isla markaana si xirfad leh loo daryeelay?
FB Laundry waxay kuu soo bandhigaysaa adeegyo tayo sare leh oo ay ka mid yihiin:
βœ”οΈ Dhaqidda dharka casriga ah
βœ”οΈ Machine Dry Cleaning
βœ”οΈ Feerayn iyo diyaarinta dharka
βœ”οΈ Daryeel gaar ah oo loogu talagalay dhammaan noocyada dharka
Waxaan mudnaanta siinaynaa tayada, nadaafadda, iyo qanacsanaanta macaamiisha.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 616151350
FB Laundry "Nadiifnimo aad ku kalsoonaan karto." πŸ’™

16/04/2026
15/04/2026

27/02/2026

FB laundry geyso dharkga hel adeeg deg dega iyo dhar caraf badan

🧺✨ FB Laundry β€” U imaaw dhar nadiif ah, caraf fresh ah, iyo adeeg degdeg ah!Ha moogaanin hoyga daryeelka iyo haqabtiraha...
19/02/2026

🧺✨ FB Laundry β€” U imaaw dhar nadiif ah, caraf fresh ah, iyo adeeg degdeg ah!

Ha moogaanin hoyga daryeelka iyo haqabtiraha baahidaada dharka.
Halka tayada, udgoonka, iyo nadiifintu ay yihiin mudnaanta koowaad! 🌸

βœ… Dry Cleaning
βœ… Wash & Iron Care
βœ… Fresh Fragrance
βœ… Premium Quality

πŸ“ Xaruumaha aan ku adeegno:
✨️Banaadir – Agagarka Masjid Saxaba
✨️Airport Parking Cusub

🚚 Adeeg Degdeg ah – Dharkaaga Gacmo Amaan ah! πŸ‘•πŸ’¨

πŸ“ž La Xiriir: +252 616 170198 / +252 611 060606

04/02/2026

FB laundry nogu kalay oo hel dhar tayo leh πŸ‘”πŸ§Ί

04/02/2026
DHARKAAGA MA U BAAHAN YAHAY DARYEEL GAAR AH? ✨Dhar nadiif ah, Caraf macaan leh, si xirfad leh loo dhaqay loona daryeelay...
02/02/2026

DHARKAAGA MA U BAAHAN YAHAY DARYEEL GAAR AH? ✨

Dhar nadiif ah, Caraf macaan leh, si xirfad leh loo dhaqay loona daryeelay intaas Iyo ka badan waxad ka Heleysaa
πŸ“[ FB Laundry & Dry Cleaning] ayaa kuu haya xalkaaka

Adeegyadeenna:
βœ… Wash & Fold
βœ… Dry Cleaning
βœ… Iron & Steam

πŸ’Ž Dhar kasta waxaan u daryeelnaa sida kan annaga noo gaar ah
⏱ Degdeg β€’ 🎯 Tayo Sare β€’ πŸ’° Qiimo ku habboon

πŸ“ž WhatsApp: +252 616 151 350
πŸ“ Laamaha:

πŸ“Aden Cade Airport
πŸ“Banadir – Masjidu Sahaba

19/12/2025

FB laundry πŸ‘”βœ¨οΈ

Address

Banadir-agagaarka Masjid Saxaba
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fblaundry and dry cleaning posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share