AL-Baraka online market

AL-Baraka online market E-commerce company located in Mogadishu somalia

🚨 4G SOLAR SECURITY CAMERA – DIFAACA GURIGAAGA! πŸ“Ήβ˜€οΈKu ilaali gurigaaga, ganacsigaaga ama goobtaada adigoo adeegsanaya 4G...
19/08/2026

🚨 4G SOLAR SECURITY CAMERA – DIFAACA GURIGAAGA! πŸ“Ήβ˜€οΈ

Ku ilaali gurigaaga, ganacsigaaga ama goobtaada adigoo adeegsanaya 4G Solar Camera oo leh 3 lenses & 3-screen monitoring. πŸ”₯

βœ… 12MP Ultra HD
βœ… 3-Lens – 3 Areas Monitoring
βœ… 4G Connection
βœ… Solar Powered β˜€οΈ
βœ… Battery Powered πŸ”‹
βœ… IP66 Waterproof πŸ’¦
βœ… Night Vision πŸŒ™
βœ… Motion Detection
βœ… 10X Digital Zoom
βœ… Pan & Tilt
βœ… Two-Way Audio πŸŽ™οΈ
βœ… V380 Pro App – meel kasta ka daawo πŸ“±
βœ… App-ka waxaad ka shidi/kadami kartaa iftiinka camera-da

πŸ’― Hal camera, 3 meelood isku mar ka ilaali!

πŸ“ Mogadishu – Bakaaro
πŸ“ž 0613000549 | 0623000549

πŸ›’ Al-Baraka Online Market
πŸ“² Dalbo hadda!

14/08/2026

⌚ A58 Plus Smart Watch β€” hadda waa la helay!
✨ Waxay wadataa sacad Smart ah + sacad caadi ah
πŸ’ Jijin qurux badan
🎧 Dhago (Earbuds)
πŸ’Ž Faranti (Ring)

🎁 Hal xirmo oo dhammeystiran β€” style & technology isku jira!

πŸ“© Dalbo hadda, inta ay kaydku taallo! πŸ”₯

10/08/2026

πŸ“’ CAMERA 4G – 3 INDHOOD HAL MAR! πŸ“Ή

🏠 Ilaali gurigaaga, ganacsigaaga & goobtaada adigoo hal camera ku wada kormeeraya 3 meelood isku mar!

βœ… 3 Lens + 3 Screen – Saddex meelood hal mar ka daawo
πŸ“‘ 4G SIM – Wi-Fi looma baahna
πŸ”„ Pan & Tilt – Dhaqdhaqaaq ballaaran
πŸŒ™ Night Vision – Habeen iyo maalinba muuqaal cad
🚨 Motion Detection – Dhaqdhaqaaq marka uu dareemo
πŸ’¦ Waterproof – Ku habboon isticmaalka bannaanka
πŸŽ™οΈ Two-Way Audio – La hadal qofka meesha jooga
πŸ“± Real-Time Viewing – Mobile-kaaga meel kasta kaga daawo

πŸ”₯ 3 INDHO, 3 GOOB, HAL CAMERA!
πŸ“ Muqdisho – Bakaaro
πŸ“ž 0613000549 | 0623000549

Al-Baraka Online Market – Tayo & Kalsooni.

πŸ“’ CAMERA 4G – 3 INDHOOD HAL MAR! πŸ“ΉπŸ  Ilaali gurigaaga, ganacsigaaga & goobtaada adigoo hal camera ku wada kormeeraya 3 me...
10/08/2026

πŸ“’ CAMERA 4G – 3 INDHOOD HAL MAR! πŸ“Ή

🏠 Ilaali gurigaaga, ganacsigaaga & goobtaada adigoo hal camera ku wada kormeeraya 3 meelood isku mar!

βœ… 3 Lens + 3 Screen – Saddex meelood hal mar ka daawo
πŸ“‘ 4G SIM – Wi-Fi looma baahna
πŸ”„ Pan & Tilt – Dhaqdhaqaaq ballaaran
πŸŒ™ Night Vision – Habeen iyo maalinba muuqaal cad
🚨 Motion Detection – Dhaqdhaqaaq marka uu dareemo
πŸ’¦ Waterproof – Ku habboon isticmaalka bannaanka
πŸŽ™οΈ Two-Way Audio – La hadal qofka meesha jooga
πŸ“± Real-Time Viewing – Mobile-kaaga meel kasta kaga daawo

πŸ”₯ 3 INDHO, 3 GOOB, HAL CAMERA!
πŸ“ Muqdisho – Bakaaro
πŸ“ž 0613000549 | 0623000549

Al-Baraka Online Market – Tayo & Kalsooni.

⌚ SAACAD QURUX BADAN –Ma rabtaa saacad casri ah oo ku kordhisa style-kaaga?  Saacaddan waa mid tayo leh, qurux badan, ku...
08/08/2026

⌚ SAACAD QURUX BADAN –

Ma rabtaa saacad casri ah oo ku kordhisa style-kaaga?
Saacaddan
waa mid tayo leh, qurux badan, kuna habboon maalin kasta iyo munaasabado.

✨ Naqshad Luxury ah
✨ Suun maqaar adag
✨ Leh Day & Date (maalin iyo taariikh)

πŸ’° Qiimaha: $16 kaliya

πŸ“ Bakaaro – Muqdisho
πŸ“ž 0613000549 / 0623000549

πŸ”₯ Dalbo hadda – ha seegin!

AL-BARAKA ONLINE MARKET  CALL CENTERWaxaan diyaar kuu nahay adeeg degdeg ah iyo jawaab celin saaxiibtinimo.☎️ Nagala soo...
03/08/2026

AL-BARAKA ONLINE MARKET
CALL CENTER

Waxaan diyaar kuu nahay adeeg degdeg ah iyo jawaab celin saaxiibtinimo.

☎️ Nagala soo xiriir:
🟒 Hormuud: 0613000549
πŸ”΅ Somtel: 0623000549
πŸ”΄ Golis: 0905925556

πŸ“ Goobta: Bakaaro, Hotel Waheen

βœ… Adeeg tayo leh
βœ… Jawaab degdeg ah
βœ… Macaamiisha ayaa mudnaanta koowaad leh
Al-Baraka Online Market – Adeeg lagu kalsoonaan karo.

πŸŽ‰ SAADAALI OO KU GUULEYSO $50! βš½πŸ†Al-Baraka Online Market wuxuu idiin hayaa tartan xiiso badan!πŸ† Final-ka Koobka Adduunka...
19/07/2026

πŸŽ‰ SAADAALI OO KU GUULEYSO $50! βš½πŸ†

Al-Baraka Online Market wuxuu idiin hayaa tartan xiiso badan!

πŸ† Final-ka Koobka Adduunka 2026
πŸ‡ͺπŸ‡Έ Spain πŸ†š Argentina πŸ‡¦πŸ‡·

πŸ’΅ Abaalmarinta: $50

Sida looga qaybgalayo:
βœ… Like saar bogga Al-Baraka Online Market
βœ… Share garee post-kan (Public)
βœ… Comment-ka ku qor natiijada saxda ah ee ciyaarta

🎯 Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada final-ka ayaa ku guuleysanaya $50.

⏰ Fursaddu waxay xirmaysaa marka ay ciyaartu bilaabato.

πŸ“ Mogadishu, Bakaaro
πŸ“ž 0613000549
πŸ“ž 0623000549

Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha! πŸ€βš½

12/07/2026

🏑 Ilaalsho gurigaaga 24/7 adigoo jooga meel kasta

βœ… Camera-kan wuxuu ku shaqeysa simcard iyo Memory Card (Micro SD)
βœ… Sawir tayo sare leh (HD)
βœ… Aragti habeen iyo maalin (Night Vision)
βœ… Dhaqdhaqaaq ayuu dareemaa (Motion Detection)
βœ… Cod laba-geesood ah (Two-Way Audio)
βœ… Taleefankaaga ayaad si toos ah uga daawan kartaa meel kasta.

πŸ“¦ Waxa ku jira:
βœ”οΈ Camera
βœ”οΈ Adapter
βœ”οΈ Qalabka rakibidda

πŸ’° Qiimo jaban β€’ Tayo sare β€’ Rakibid fudud

πŸ“² Dalbo hadda oo sug ammaanka gurigaaga ama ganacsigaaga
Nagalasoxirir
πŸ“ž0613000549 0623000549 0905925556

Hambalyada 1-da Luulyo – Maalinta Xornimada iyo Midnimada Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄Maamulka iyo dhammaan Shaqaalaha Al Baraka Onli...
30/06/2026

Hambalyada 1-da Luulyo – Maalinta Xornimada iyo Midnimada Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maamulka iyo dhammaan Shaqaalaha Al Baraka Online Market waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo, Maalinta Xornimada iyo Midnimada Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu dalkeenna ku gallado nabad waarta, horumar, barwaaqo iyo midnimo. Sidoo kale, waxaan si xushmad leh u xusuusaneynaa halyeeyadii naftooda iyo maalkooda u huray sidii aynu u heli lahayn xorriyadda maanta aynu ku faaneyno.

Hambalyo 1-da Luulyo!
Hambalyo Maalinta Xornimada Soomaaliyeed!

Address

Bakaaro Waheen Dabaqa Maalin Taajir
Mogadishu
252

Telephone

+252613000549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Baraka online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AL-Baraka online market:

Shortcuts

Share