Sir Dirie

Sir Dirie Dhacdo iyo Cashar

19/12/2025

Imisa dhacdo ayaad noloshaada goob joog u ahayd?
Kuwa adiga kugu dhacay, kuwa dad aad taqaanay la kulmeen, iyo xitaa dhacdooyin aad ka daawatay dunida daafaheeda.

Dhacdooyinkaas maxay kuu bareen?
Ma cashar ayaad ka baratay? Mise waad xasuusataa kaliya?

Mararka qaar, dhacdo keliya ayaa beddesha fahamkeenna nolosha, caddaaladda, iyo xaqiiqada dunida aan ku noolnahay.

Faallada nagula wadaag dhacdadii ugu weyneed ee soo marto noloshaada iyo hal cashar oo aad ka baratay.

Address

Mogadishy
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sir Dirie posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share