18/11/2025
Gudoomiyaha Dhalinyaradda Sade Ee Gobalka Banaadir Abdullahi Qurac Jama Ayaa cawa Casho sharaf iyo soodhawayn ugu sameyay Magaladda Mogadishu, haldoor Kala duwan oo beesha Sade ah.
Kulanka Casha Sharafta ah Waxaa lagu Maamuusay, Gudoomiyihii h**e Magaladda Abudwak Farah Abdile, Xildhibaan Gole Deegaanka Abudwak Abdi Ali, Mulaxan Nabiile Bulle, Abwaanad Roodo Miro-Jano Wariye Ibrahim Culumo, Fanaanad Ilhan Cishqi iyo Haldoor kale oo beesha Sade ah oo goob-joog ahaa, oo ugu h**eeyaan Public Figuro Mediaha caan Ka ah Sida Kiiko iyo Samaara.
Gudoomiyaha ayaa ka codsaday Dhalinyaradda iyo Madaxda inay Si hufan ula shaqeeyaan.