Raaliyo Family

Raaliyo Family DUGSIGA DIYAARINTA QOYSKA RAALIYO— waxaan isu keennaa lamaanayaal isku qalma oo ku saleysan diin, akhlaaq, kalsooni iyo mustaqbal.

Adeeg qarsoodi ah, hubin profile, iyo latalin qoys xirfadeed.

23/05/2026

Wargalin muhiim

dugsiga diyaarinta qoyska ee raaliyo wuxuu haweenka soomaaliyed gaar ahaan kuwa guur doonka ah ku wargalinyaa.

In tababar mudo hal bil ah oo free ah uu dugsiga siin doono gabdhaha isa soo diwaan galiya.

Tababarka waxaa bixin doona haween qibrad u leh aqoonta guriga iyo sida gabadha ninkeeda ay baari ugu noqon karto ugana hor tagi karto wax kasto oo gurigeeda dumin kara.

Soo wac nomberka shaashada kaaga muuqda si aad isu diwaan galiso isdiwaan galinta waxay socon doona 10 ilaa 16 bishan may

Xafiiska wuxuu ku yaal d.warta nabafa gaar ahaan jid mariixan kasoo horjeedka bankiga dahab shiil.

13/05/2026

"Gabar kasta waxay u baahan tahay inay hesho kalsoonida ninkeeda jaceylka ninkeeda Sido kale daryeel jogta ah inay hesho ayeey rabtaa.

12/05/2026

Ustaad xasan"wey jiraan qoysas badan oo dhismahooda aan ka qayb qadanay dhinaca kalena waxaa jiray caqabado aad u badan.

Jimco wanaagsan
05/02/2026

Jimco wanaagsan

GUUR DOON – Ma doonaysaa guur? Hel lammaane ku habboon! 💍Waxaan kuu diyaarinay adeeg guur doon oo ku dhisan kalsooni, di...
05/02/2026

GUUR DOON – Ma doonaysaa guur? Hel lammaane ku habboon! 💍

Waxaan kuu diyaarinay adeeg guur doon oo ku dhisan kalsooni, diin iyo isfaham dhab ah 🤍
Haddii aad raadinayso lammaane nolosha kula wadaaga, annaga ayaan kuu dhow.

✅ Dadka guurka diyaar u ah
✅ Isku xirka bulshada Soomaaliyeed
✅ Shaqaale khibrad leh oo kaa caawinaya talaabo kasta

📞 Nala soo xiriir: +252 612 99 55 00
Ha moogaan fursaddaada farxadda nolosha ✨
GUUR DOON – Halkaan ayuu jacaylku ka bilaabmaa

GUUR DOON? 💍Ma doonaysaa guur xalaal ah oo ku dhisan kalsooni, ixtiraam iyo isfaham?Xafiiska Guur Doonka ayaa kuu diyaar...
04/02/2026

GUUR DOON? 💍
Ma doonaysaa guur xalaal ah oo ku dhisan kalsooni, ixtiraam iyo isfaham?
Xafiiska Guur Doonka ayaa kuu diyaarsan adeeg guur oo sugan, qarsoodi ah, kuna saleysan diinta iyo dhaqanka.

👰🤵 Waxaan kaa caawinaynaa:

Helidda lammaane kugu habboon

Isbarasho sharci & xalaal ah

La-talin iyo hagid guur

📞 Nala soo xiriir: +252 612 99 55 00
✨ Guurku ha noqdo mid barako leh

Guur waa go’aan nololeed – annaguna waan kuu fududeyneynaa.💍 Dadka guurka diyaarinaya🇸🇴 Isku xiridda Soomaalida🤝 Shaqaal...
03/02/2026

Guur waa go’aan nololeed – annaguna waan kuu fududeyneynaa.
💍 Dadka guurka diyaarinaya
🇸🇴 Isku xiridda Soomaalida
🤝 Shaqaale khibrad leh oo aad ku kalsoonaan karto

Haddii aad raadinayso lammaane ku habboon, si sharci, xushmad iyo kalsooni ku dheehan tahay — nala soo xiriir maanta.
📞 +252 612 99 55 00

✨ Guur lagu dhiso kalsooni, diin iyo isfaham. ✨

GUUR DOON 💍Ma doonaysaa guur?Hel lamaane kugu habboon!✔️ Dadka guurka diyaarka u ah✔️ Isku xiridda Soomaalida✔️ Shaqaala...
02/02/2026

GUUR DOON 💍
Ma doonaysaa guur?
Hel lamaane kugu habboon!

✔️ Dadka guurka diyaarka u ah
✔️ Isku xiridda Soomaalida
✔️ Shaqaalaha khibrad leh

Haddii aad raadinayso lamaane ku fahmaya, ku qaddarinaya, kuna dhisan diin & ixtiraam — GUUR DOON waa meesha saxda ah

📞 Nala soo xiriir: +252 612 99 55 00

✨ Guur wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa doorasho sax ah

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raaliyo Family posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share