10/08/2026
Maanta yeelato xirfad aad uga shaqayn karto supermarket ama restaurant?
Waxaan kuu diyaarinay Cashier Skills in Odoo POS — tababar si gaar ah diiradda u saaraya xirfadaha cashier-ka iyo isticmaalka POS-ka.
📚 15 Cashar oo Practical ah
🎯 Waxaad baranaysaa xirfad la isticmaali karo — ma aha theory.
Haddii aad rabto inaad barato Odoo POS Cashier Skills, koorsadan adiga ayay kuu tahay.
📩 Isdiiwaangeli maanta oo bilow barashada Odoo POS.
+252618420385