Tashi mart

Tashi mart online business market

03/06/2026

meel walbo waa kugu keeneynaa 61 1691933

25/05/2026

waaa mukeeef casri ah nagla soo xariir lamber whatsappka hoos ku qoran

14/05/2026

TUBO CASRI AH

25/04/2026

Waaa tubo casri ah
fududeyneysa howlaha shaqada

21/04/2026

iska buufi cayayaanka meel walbo aad joogto waan kugu keeni doonaa
nagala soo xariir whatsappka hoos ku xusan

21/04/2026

waa diyaar miisaanka cuntada meel walbo waaan kugu keeni doonaa

Ma ogtahay in sirta cunto macaan iyo caafimaad leh ay ku jirto miisaanka saxda ah? Tashi Mart waxay kuu haysaa miisaanka...
21/04/2026

Ma ogtahay in sirta cunto macaan iyo caafimaad leh ay ku jirto miisaanka saxda ah?
Tashi Mart waxay kuu haysaa miisaanka cuntada (Digital Kitchen Scale) oo leh astaamahan:
​✅ Saxnaan Sare: Waxaad ku miisaami kartaa wax kasta oo ka bilaabma 1g ilaa 5kg.
​✅ Naqshad Casri ah: Quraarad adag iyo bir aan daxalaysan (Stainless Steel).
​✅ Isticmaal Fudud: Shaashad weyn oo si fudud loo akhriyo.
​Ha qiyaasin ee hubi waxaad cunayso! 🍓🍍
​📞 Nagala soo xiriir: 252611691933
🚚 Waxaan kuu keenaynaa meel kasta oo aad joogto.

20/04/2026

Ma rabtaa inaad nadiifiso gurigaaga, gaarigaaga iyo mootadaada? 💦🚗

Waxaan kuu haynaa Car Wash aad si fudud ugu xireyso tuubada biyaha, kana saareyso biyaha si xoog ah

Wa tubo

✅ Cadaadis sare oo nadiifin xoog leh
✅ Ku habboon gawaarida, mootooyinka & guriga
✅ kuna Fudud in la isticmaalo
✅ Wax qabad sare yay leedahay

Sidoo kale waxay ku habboon tahay beeraha 🌱

20/04/2026

Budadan ayaa kuu furaysa musqulaha, bulaacadaha, tuubooyinka iyo meel kasta oo qashin kaa fadhiisto.

Waa budo tayo sare leh oo si degdeg ah u baabi’isa xannibaadda, kana dhigta biyaha kuwo si xor ah u socdaa

Waa budo

✅ Ku habboon guriga & ganacsiga
✅ kuna Fudud in la isticmaalo
✅ lehna Natiijo degdeg ah oo la isku halayn karo

Ha daahin xannibaadda wasaqda ee isticmaal maanta oo arag natiijada

16/04/2026

https://wa.me/252618464557

Haddii aad dhib ku qabtay stand-ka weyn ee boorsada kaa buuxiya, waxaan kuu haynaa stand yar oo casri ah!
Stand-kan yar:
✔ Ma buuxinayo boorsada
✔ Si fudud ayuu ugu dhegayaa laptop-kaaga
✔ Waa naqshad qurux badan oo casri ah
✔ Isticmaal fudud oo ku habboon meel kasta
Haddii aad ka heshay, nala soo xiriir!
📱 WhatsApp: lambarka kor ku xusan

Address

Bakaaro
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tashi mart posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share