Galkacyo Notary Public-Gaalkacyo

Galkacyo Notary Public-Gaalkacyo adeeg sharci oo aqoon kusaleysan

03/11/2018

Kala xirir halkan

Call now to connect with business.

03/11/2018

Mudane/Marwo Gaalkacyo Notary Public ugu imow adeeg sharci oo ku raali gallin

01/11/2018

Asc dhamaaan asxaabta Page waxaan kala socon kartaan barasho sharci oo free ah

10/09/2017

U hoggaansanaanta sharciga waa hormarka iyo badbaadada nafteena iyo maalkeena.

10/09/2017

Walle qallin daraalaha , denbi qaranka laga galley k**a qariyo wadhatadda by gaariye

28/08/2017

Gaalkacyo Notary Public
ADEEGYADA AAN BIXINO
Kala wareejinta hantida sharciyaysan ee guurtada iyo ma guurtada
Diyaarinta iyo sugidda dhamaan dukumiintiyadda la xiriira maamulidda hantida guurta iyo ma guurtada iyo qoridda heshiisyada kiraynta.
Diyaarinta iyo sugidda caddaymaha, damaanadaha, dardaaranka iyo balanqaadka.
Diyaarinta iyo sugidda wakaaladaha shakhsiga, shirkaddaha iyo ganacsiga iskaashiga kudhisan.
Diyaarinta iyo dhamaystirka heshiisyada ganacsi.
Sugidda iyo caddayn u samaynta shahaadooyinka, dhalashooyinka, guurka, iyo dhimashadda.
Sugidda dukumiintiyadda iyo xogaha gaarka ee u baahansugidda.
Sugidda koobiyadda.
Diyaarinta iyo sugidda dhamaan dukumiintiyadda rasmiga ah ee ganacsiga.
Sugidda iyo marag ka noqoshadda dhamaan macaamulaadka ganacsi ee maalinlaha ah.
Caddeynka bixinta nolosha qof la soo waydiistay in uu noolyahay.
Diyaarinta dacwadaha madaniga iyo kuwa ciqaabta iyo adeegkasta oo xeerku banaynayo sharcigana aan ka horimaanayn.
Fadlan kala xiriir: 0907714975,0907934666,0906193322

Address

Darawiish, Gaalkacyo
Mudug

Telephone

+252 907 714 975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galkacyo Notary Public-Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share