Kaamil Dental Equipments

Kaamil Dental Equipments Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Dental Equipments, Qardho.

Kaamil Dental Clinic  Xarunta Daawaynta Ilkaha ee Kaamil Dental Care Gaalkacyo,iyo Qardho Waxay idiinku bishaaraynaysaa ...
11/08/2024

Kaamil Dental Clinic
Xarunta Daawaynta Ilkaha ee Kaamil Dental Care Gaalkacyo,iyo Qardho Waxay idiinku bishaaraynaysaa inay idiin samaysay qiimo dhimis 50% Xaruntu ku taala gaalkacyo Bangigii h**e ee Gaalkacyo Aaga Isbariije.
Qardho: dhanka bari ee masjid Al-Nuur.

Adeegyada aad ka helaysaan xarunta waxaa ka mid ah:-
1. Daawaynta iyo ka hortagga cudurada afka, Ciridka iyo ilkaha
2. Galinta iyo Bixinta ilkaha.
3. Kabida iyo Buuxinta Ilkaha.
4. Caddaynta (Tooth Whitening) iyo dhaqista ilkaha(Tooth Cleaning).
5. Xiridda biraha iyo Qurxinta Ilkaha (Braces).
6. Qaliimada khaaska ah ee ilkaha iyo Dhaawacyada soo Gaara Afka.
Xarunta Kaamil Dental Care waxaa idin kugu diyaar ah Shaqaale loo carbiyay Soo dhawaynta.
Wixii Faah faahin ah kala Soo Xiriir Tel 090 7244199 ama 907 733 627

Mahadsanidin

Kaamil Dental Clinic Xarunta Daawaynta Ilkaha ee Kaamil Dental Care Gaalkacyo,iyo Qardho Waxay idiinku bishaaraynaysaa i...
11/08/2024

Kaamil Dental Clinic
Xarunta Daawaynta Ilkaha ee Kaamil Dental Care Gaalkacyo,iyo Qardho Waxay idiinku bishaaraynaysaa inay idiin samaysay qiimo dhimis 50% Xaruntu ku taala gaalkacyo Bangigii h**e ee Gaalkacyo Aaga Isbariije.
Qardho: dhanka bari ee masjid Al-Nuur.

Adeegyada aad ka helaysaan xarunta waxaa ka mid ah:-
1. Daawaynta iyo ka hortagga cudurada afka, Ciridka iyo ilkaha
2. Galinta iyo Bixinta ilkaha.
3. Kabida iyo Buuxinta Ilkaha.
4. Caddaynta (Tooth Whitening) iyo dhaqista ilkaha(Tooth Cleaning).
5. Xiridda biraha iyo Qurxinta Ilkaha (Braces).
6. Qaliimada khaaska ah ee ilkaha iyo Dhaawacyada soo Gaara Afka.
Xarunta Kaamil Dental Care waxaa idin kugu diyaar ah Shaqaale loo carbiyay Soo dhawaynta.
Wixii Faah faahin ah kala Soo Xiriir Tel 090 7244199 ama 907 733 627

Mahadsanidin

ciid mubaarak.......'' waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan Umadda muslimiinta ag gaar ahaan bulsha waynta Soomaaliyeed bi...
09/04/2024

ciid mubaarak.......
'' waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan Umadda muslimiinta ag gaar ahaan bulsha waynta Soomaaliyeed bisha ciidul fidtiga awgeed''

08/04/2024
kusoo dhawoow xarunta kaamil dental equipments oo kuu diyaarisay adeegyada iyo agabka dentalka.sida 1) qalabka biro xiri...
07/04/2024

kusoo dhawoow xarunta kaamil dental equipments oo kuu diyaarisay adeegyada iyo agabka dentalka.
sida
1) qalabka biro xirista
2) qalabka dhuuxkadilida
iyo wax walba oo loo adeegsado dentalada

Address

Qardho
05833667

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00

Telephone

+252906797377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Dental Equipments posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaamil Dental Equipments:

Share