Hanti kaab Fx

  • Home
  • Hanti kaab Fx

Hanti kaab Fx Hantikaab255

EURCAD TMF30
22/03/2020

EURCAD TMF30

Habeenimo wanaagsan dhamaan umadda somaliyeed gaar ahaan team Hanti kaabfx waxa cawa halkan ini ku so gudbineyna fursad ...
06/03/2020

Habeenimo wanaagsan dhamaan umadda somaliyeed gaar ahaan team Hanti kaabfx waxa cawa halkan ini ku so gudbineyna fursad qaali ah taas o ah inaad ku hesho qolka vip signalka malin la ha ah o signal ay gacanta ku hayan macalimin kala duwan
Hadaba si aad uga mid noqotid wa in aad marto shurudahan

Shurudaha
1 like saar pageka
2 share dheh pageka
3 coment garee pageka
4 qabso numbarka 15 ilaaa 40 inta u dhaxaysa numbar ka mid

Waxa helidontaan natijada 24sacadood ka dib mahadsanidin
Laxirir wxi fahfahin ah 0907797330

Adigu baro adigu ku shaqeyso La xirir0907797330
04/03/2020

Adigu baro adigu ku shaqeyso
La xirir0907797330

Adigu iska u shaqeyso 0907797330

Waxaan so dhoweyneyna ardeyda cusub dhamantood Kuso biir qolkan si malin le ah lagula wadaago ardeyda signal tayo leh La...
04/03/2020

Waxaan so dhoweyneyna ardeyda cusub dhamantood
Kuso biir qolkan si malin le ah lagula wadaago ardeyda signal tayo leh
La xirir 0907797330
Tellagramhttps://t.me/Cankarfx

asc dhamaaan ardeyda ku xiran hoyga wax barashada hanti kaab fx waxa lagu bushureynaya in codsigii ardeyda lo hir geliye...
04/03/2020

asc dhamaaan ardeyda ku xiran hoyga wax barashada hanti kaab fx waxa lagu bushureynaya in codsigii ardeyda lo hir geliyey o loosameyey qol vip signal ah
waxa si malinle ah loso dhigi doona qolka vip ga ah 3 ilaa 5 trade o xirfadoodu aad u sareyso waxa iska kashanay macalimiin dal joog iyo dibad joog ah hadaba ardeyda la qadanyo wa tiro kooban wxi fahfahin ah kala xiriir
what ap 0905060507
call 0907797330
tellagrmhttps://t.me/Cankarfx

Asc dhamaan ardeyda cusub waxa ugu bushareyneyna inu furmay classki 2aaad maanta Adigu baro kadib adugu ku shaqeyso La x...
02/03/2020

Asc dhamaan ardeyda cusub waxa ugu bushareyneyna inu furmay classki 2aaad maanta
Adigu baro kadib adugu ku shaqeyso
La xirir whats ap 0907797330
Tellagaram https://t.me/Cankarfx

29/02/2020

Aaad bn uso dhoweyneyna ardeyda nagu so biirtey mar 2aad so dhowaada

Dhamaan bulsho weynta somaliyeed inta nala so xirirtey iyo inta kaleba in 5 bisha class toos u balaban doono aadna uga b...
29/02/2020

Dhamaan bulsho weynta somaliyeed inta nala so xirirtey iyo inta kaleba in 5 bisha class toos u balaban doono aadna uga bogandonta suuqa forex o dadka loga dhigey wax aad u adag waxan u taganahay in aan bulshadeena xaqiiqada la wadaagno wey socoto is qoristo
Adeegayaga kaliya waxbaro shaqeyso adigu wad awodaaye
La xirir 0907797330
Tellagram https://t.me/Cankarfx
Gruop tellagrm

You can contact right away.

27/02/2020

Dhamaaan daneyaasha daneynaya in ay suqa forex ku bartan wakhti koban hadaba waxa diyaar kula ah hanti kaabfx waxan bilabi dona class ugu so horeya 1 bisha 3aad
Diwaan gelinta wa socota
La xirir 0907797330
Tellagram https://t.me/Cankarfx

Address

Bosaso Main Road

Telephone

+252907797330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanti kaab Fx posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share