08/09/2025
Magool Multi-service Company waa shirkad wadani ah oo la asaasay August 2025, waa shirkad bixisa adeegyo badan oo kala ah Iibinta iyo Kiraynta guryaha iyo gadiidka, sidoo kale waxaad ka helaysaa Xirfadlayaasha kala ah Korontayste, Tuubayste, Ac hagaajiye, xirfadle kuu hagaajiya mashiinada shaaha IWM.
Waxay MMC loo asaasay baahi adeeg, taasoo ah inaysan ka jirin deegaanada Puntland shirkad bixisa adeeg dhamaystiran oo haqabtiraya dhamaan shacabka Puntland xilli kasta iyo goob kasta.
Waxay MMC utaagan tahay bixinta adeegyada aan kor kusoo xusanay, ujeedadeeda guudna ay tahay helidda adeeg dhamaystiran oo ay ku qancaan macaamiisheena.
Waxay shirkada MMC ku caanbaxday adeeg hufan iyo deg degsiimo, waxaana markaba ka heli kartaa dhamaan xiriiradan hoose
Tell: 904762222
Email: [email protected]
Whatsapp: 904762222
Facebook: Magool Multi-service Co.
Tiktok: Magool Multi-service Co.