Caalami Repair

  • Home
  • Caalami Repair

Caalami Repair The best repair shop in somali region.!

Shirkada Caalami Repair Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Diraysa Dhamaan Umada Islaamka Meelkastoy Daafaha Duni ka Joogaan ...
26/05/2026

Shirkada Caalami Repair Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Diraysa Dhamaan Umada Islaamka Meelkastoy Daafaha Duni ka Joogaan Munaasibada Curashada Ciid Al-Adxa Awgeed. عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 📱💙

19/04/2026

Macmiil ma ogtahay in iPhone-ka uu mararka qaar muujiyo fariin la yiraahdo “Parts and Service History” kadib marka la beddelo qaybaha sida shaashadda ama battery-ga.

Laakiin waxaan kuu xaqiijinaynaa in xaaladaha qaarkood aan si xirfad leh u hagaajin karno ama u qarin karno fariintan, si aysan uga muuqan settings-ka telefoonka.

Repair.
📍Location: Kasoo Horjeedka Xarunta
Wayn Ee SomCable (SO!).
/Somaliland.

📞518343

18/04/2026

IC Charger waa maxay?

Marar badan ma tagtay goob lagu hadaajiyo mobile da, ma lagu yidhi mobile kaga wuxu ka ciladeysan yahay qaybta IC charger ka.

IC charger waa qayb yar oo ku jirta motherboard-ka iPhone-ka, waxayna masuul ka tahay in telefoonku si sax ah u qaato dabka(charging).

Dhibaatooyinka IC Charger:

* Telefoonku maso shidmayo, xataa marka charger fiican la geliyo
* Mararka qaar wuu shidmaa, marna wuu joojiyaa
* Charger-ka lama aqoonsado (wuxuu leeyahay “accessory not supported”)
* Battery-ga si tartiib ah ayuu u dhacaa!
* Telefoonku wuu kululaadaa marka la istcmalayo.

Macmiil ciladahs iyo kuwa telephone da oo dhan wanu xalina, nooc kasta iyo cilad kasta nagu so booqo xaruuntayda.

.
📞 518343
📍 Kasoo Horjeedka Xarunta
Wayn Ee SomCable (SO!).
/Somaliland.

Our tiktok https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-95dJdVG0ZXT

Address


Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 19:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 19:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252634823314

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalami Repair posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share