Kaafiye Services

  • Home
  • Kaafiye Services

Kaafiye Services kaafiyeservices

30/07/2025
23/05/2025

"labo sano aan wada soconay oo xiriir jeceel naga dhexeeyay walaasheey Sucdi, waxaan maanta ogaaday in berri aroosi doonto. mar naba hal s***n k**a shakin intaan wada soconay.

shalay ayaa igu danbeysay oo ay itiri alaab iisoo qaat markaas ima dareensiinin inay ku jirto diyaar garoowga arooskeeda. afar saac kadib ayay ila soo hadashay kadib taleefanka igu damisay intaas kadib qoraal dheer oo murugo ah oo aan waligey arkin ayay iisoo dirtay.

walaashey Sucdi maadaama nafteyda ay qiyaantay waxaa u rajeynaa mustaqbal wanaagsan"

sidaas waxaa yiri wiilkaan dhalinyarada ah oo wajigiisa murugo ka muuqatay.

21/04/2025
SKY CARGO & Travel waxey kuu damaanad qaadeysaaIn ay alaabtaada kuugu geyso dhamaan gobalda dal iyo Africa  wax ka yar 2...
20/04/2025

SKY CARGO & Travel waxey kuu damaanad qaadeysaa
In ay alaabtaada kuugu geyso dhamaan gobalda dal iyo Africa wax ka yar 24-saac
Sida
Uganda 🇺🇬
Kenya 🇰🇪
Ethiopia 🇪🇹
South Africa 🇿🇦
Tanzania 🇹🇿
South Sudan 🇸🇸
Djibouti 🇩🇯
https://wa.me/252617626666

Sky cargo & travel ugu imaaw Amaano iyo Deg deg siimo.
15/04/2025

Sky cargo & travel
ugu imaaw Amaano iyo Deg deg siimo.

Address

Degmada Shibis, Maanaboliye Street , Muusa Grand Tower

252

Telephone

+252617626666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafiye Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share