Tuur Qaylo News Page

Tuur Qaylo News Page Revealing the information to the society that hide from the lights and keeping the voices of them!

we need to make advertising online

giving the basics information about the current issues
it is the site of sofesticated information to customers
the first basics of the society desire and related issues for more benefit seeking

06/04/2023

Laascaano ma waxa ay,noqotey
Dagal Dagaalo Dumarkiyo
Dhalaankii Dalan baabiyaan
Deeradii iyo Cawshii Hubka
Lagu Dagaalami Daran Doori
Ugudhici.

02/04/2023

Waxaan illaahay kabaryayaa in uu maqfiradiisa nasiiyo dhamaanteen iyo dhambi dhaaf madaama lagu jiro Tobankii(10) dhexe bisha barakaysan!!
Amiin amiin amiin yaa Allah

02/03/2023

ASC.DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA ee Dunida daafaheeda?
Waxaan leeyahay Caawa waa habeen Jumca,ah Saliga Nabiga Halabadiyo (🌹SCW SCW)

19/08/2022

Bismilaah ayaan ku bilaabayaa barnaamijka baraarujinta bulshada ee uhadal dadka aan Codka. lahayn(Voice of Voiceless Society) (VoVS) waxaan ubaahanahay XAQA bulshawaynta kudhaqan" ismaamulka magaalada diridhabe Miyiga shacabka masaakiinta ah ee kunool ayhelaan XAQA" dhulkooda kaas oo taariikhda magaalada DIRDHABA lahaan shaha xujada lahaan shaha FURSADAHA shaqooyinka iyo faa'iidada dhulka laga dhisayo guryaha dawlada oo hantida shacabka dhamaan kuwa dawladu haysato ? ?

Shacabka kunool ismaamulka magaalada DIRDHABA miyigeeda waa inlasiiyo LIYU ZONE ?

We are expecting to response our questions regarding about the ownerships of dire dawa city ?
Like the ADIS ABABA CITY ADMINISTRATION KEEPS THE RIGHT OF OWNERSHIPS for orommiya liyu zone ??

DIRE DAWA IS Requesting the right of the innocents society that living coastal areas??
They're not benefiting from the provided resources around city centre LIKE housing" market" ///////////^////^^^^^^^^^^^^????????????????

17/07/2022

CAAWA waxaan rabaa hadii Alle yidhaahdo dhibaatooyinka ragaadiyey umada soomaaliyeed ee kusalaysan qabiilka iyo kala qoqobnaata keenay una horseeday kala daadsanaata ayaan kabixinayaa sharxaad kooban ?

Soomaali waa dadka kaliya ee wadaaga diin, dub' dhaqanka iyo luuqada ee maxay iskufahmi la,yihiin ?
Soomaali waa dadka kaliya ee kamid,ah qoys iyo ehel kusalaysan dhalasho .
Soomaali waa dadka kaliya ee wadanka ay'tagaanba sidhibyar udhaxgala bulshada kudhaqan.
Soomaali waa dadka kaliya ee fikiradooda soobandhiga iyaga oon dareemayn wax'cabsi
Soomaali waa dadka kaliya ee sidhibyar u heli kara xogta ay'rabaan isna waydaarsan kara.

Balse waxaan kudhilahaa maxay noqonayaan dhibaatooyinka kajira dhaxdooda ee udiiday midnimada ???

SOOMAALIDA dhamaan meelkasta ayjoogaan dunida daafeheeda maxaa dhaqan u ah oo runtii saamayn wayn kuheeshay ??

Geesigii halgamayaba qabiilkaa kadhigay Qaswade
Gobonimadoonka soomaaliyeed waxa tuug kadhiga qabiil
Garyaqaanka soomaalida qabiil ayaa qadarin waayey
Aqoonyahanka soomaaliyeed qabiilkaa kaquwad wayn oo qadarin kale.
Hadii aad tihiin soomaali. Maxaa keenay sinaan la'aanta iyo cadaalada la'aanta
Ayaad isleedihin idinka ahaantiin ??

QABIILKA MAXAA LAGU DABIIBI KARAA SOOMAALIYEEY ??
QARNIMADA SOOMAALIYEED MAXAA LAGU DHISI KARAA ??

WAA ARINTA KALIYA ee UBAAHAN IN LAWADAAGO WAKHTIXAADIRKAN SOOMAALINA DAN U AH??

Allahu Akbar (Arabic: الله أكبر) is an Islamic phrase, called Takbir in Arabic, meaning "Allah is greater" or "Allah is ...
08/07/2022

Allahu Akbar (Arabic: الله أكبر) is an Islamic phrase, called Takbir in Arabic, meaning "Allah is greater" or "Allah is [the] greatest".

Allahu Akbar or Allahu Ekber and similar variants may also refer to:

Allahu Akbar (anthem), the national anthem of Libya from 1969 to 2011
Allahu Akbar (film), a 1977 Indian Malayalam film
"Allahu Akbar" (Lounès Matoub song), a song written by Lounès Matoub
Allahüekber Dağları, a range of mountains in northeast Turkey, formerly on the border between Turkey and Russia
Allah-o Akbar Rural District, an administrative subdivision of Iran
"Allah U Akbar", a song by Brand Nubian from their 1993 album In God We Trust

26/06/2022

WAXAAN HAMBALYO udirayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee kunool dunida. daafeheeda xuska maalinka june 26eeda oo macnawayn kuleh umada soomaaliyeed" dhaxdeeda dalkasta ay'kunoolyihiin ayaa waxa sibalaaran uxusaan 26 june oo runtii mugwayn uguyaala waa maalintii xuriyada madaxbanaanida heleen iyada oo guumaystihii ingiriiska iyo talyaaniga laga xoroobay ?

Waxana xaqiiqadutahay in ayqaataan reer waqooyi ugu horaantii 1960 kadibna ilaa IYO koonfur uqaadeen calanka Cawaale balse reer waqooyi kumay helin ixtiraan halgankii ayhuriyeen nalkiisa ??

Aaway reer waqooyi kuwii xornimada dhaliyey ?
Dhiigoodana uhuray halganka
Dhibaatada kadhiidhiyey
Dharbaaxada kudhuftay gumaysiga
Dhidibada utaagay xuriyada.

29/04/2022

#በአረፍተ ነገር ውስጥ ፋኖን እንዴት መጠቀም እንደሚቻል
ፋኖ ችግር ፈጣሪ ቡድኖች በኢትዮጵያ እና እርግጠኛ ነኝ ሁላችንም የፍትህ ደጋፊዎች እና የነዚያ የወንጀለኞች ቡድን ደጋፊዎች መሆናችንን እና በጎንደር የተገደሉትን ንፁሀን ወገኖቻችንን እያሰቃየን ያለን ሲሆን የወንጀለኞች ቡድኖችን ተወላጅ የሆኑ ምስሎችን ለማሳየት ነው!!

#በሩቅ ፋኖ እራሱ፣ እና በሩቅ ባሕሩ አለ።
በሥዕል ውስጥ ያሉ ታላላቅ ጌቶች፡ PERUGINO|ጆርጅ ሲ. ዊሊያምሰን
በመካከለኛው ዘመን የነበረው ፋኖ በተለያዩ የፖለቲካ ውጣ ውረዶች ውስጥ አልፏል፣ እና በ14ኛው ክፍለ ዘመን የማላቴስታ ተገዢ ሆነ።
ኢንሳይክሎፔዲያ ብሪታኒካ፣ 11ኛ እትም፣ ቅጽ 10፣ ቁራጭ 2|የተለያዩ
ጳጳሱ ፋኖን እንዳይወስድ ዜጎቹ ራሳቸው ካልጠየቁት በቀር እንዳዘዘው ተነግሯል።
ሉክሪቲያ ቦርጂያ|FERDINAND GREGOROVIUS

#የፋኖ ሰዎች ለመልአካቸው ዝና ቸልተኞች ነበሩ፣ ምክንያቱም ያከበረችውን ቤተክርስቲያን ማንም አያውቅም።
የማብሰያው ዲካሜሮን፡ የጣዕም ጥናት፡|ወ/ሮ ደብሊው ጂ. ዋተርስ
ፋኖ የኢትዮጵያ ዜጋ አይደለም ምክንያቱም በአማራ ክልል ንፁሀን ሲቪል ማህበረሰብ በተለይም በጎንደር ከተማ የሚኖሩ ሙስሊም ማህበረሰቦች እየተገደሉ ነው እና የውጭ ሀገር ተወካዮች እያሉ ኢትዮጵያዊ ነኝ እንዲሉ ከነሱ አልጠብቅም። በጎንደር እና በአማራ ክልል ሙስሊም እምነት ተከታዮች በንፁሀን ማህበረሰብ ላይ ባደረጉት ድርጊት በጣም አዝኛለው??

#ወንጀለኞችን በንፁሃን ማህበረሠብ ላይ ለፈጸሙት ዋጋ ለመክፈል የኢትዮጵያ መንግሥት ለፍርድ እንዲቀርብ እንጠይቃለን???
ፋኖ የሁሉም የኢትዮጵያ ብሄር ብሄረሰቦች ጠላት ነው ??

22/04/2022

ILLAAHAY hanagu daro kumaan kunka lagaxoreeyey naarta ee bisha barakaysan ee Ramadan laga aqbalay amiin.amiin.amiin yaa Allah?
Allaahu ma atiriqaabanaa mina naar wariqaaba Aabaa anaa wa umuhaatina wa ikhwaananaa wali jamiicil muslimiina yaarabal caalamiin,
Amiin.amiin.amiin yaa Allah

Adresse

Pala

Téléphone

+251903856411

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Tuur Qaylo News Page publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager