04/13/2023
Ragga udhashay Dalka maroco Marki lagaaro 10ka danbe Ramadan waxay Dahab ama lacag iyo wixii ay awoodaanba siiyaan Gabadhaha ay jecelyihiin Maadaama ay Gabadhu Bisha Ramadaan oo dhan Cunto Karin iyo Howl isaga jirtay iyadoo Sooman weey kaga Farxiyaan.
Waa dhaqan Soo Jireen ka ah Dalka Morocco π²π¦ Wiilasha Somaliyed dhaqankan wuu anfacaya Hablaha Haka Farxiyaan 10ka danbe Ramadan β€
Maxamed Mubaarag