Faysal Ali Xareed

Faysal Ali Xareed I am a journalist working globally, specifically in East Africa, Somalia. I am one of the journalists working for the international media outlet Factly News.

I am journalist of Africa 🌍 and world 🌎

06/06/2026
05/27/2026

: garsoorayasha Capka calmiskaad ee garoonka bosaaso ayaa iyago safar u ah garoowe shilgaari ku galay aag udhow casimada garoowe dhawac aya jira dhamaantood alle how bogadhayo

  :Sidaan wararka hoose ku helnay waxa musharkodi usoo dhacay ciidamada ku sugan puntland ee ka mushahar qaata dowlada f...
05/26/2026

:Sidaan wararka hoose ku helnay waxa musharkodi usoo dhacay ciidamada ku sugan puntland ee ka mushahar qaata dowlada federalaka somalia
BINA news

05/25/2026

Xulka casimada garoowe

04/23/2026


17 qof tahriibayaal oo Soomaali ah ayaa ku geeriyootay badda u dhaxeysa Spain 🇪🇸 iyo Algeria 🇩🇿 kadib markii ay la qalibantay dooni ay saarnaayeen.
Dhalinyaradan wada geeriyootay ayaa isugu jira 5 gabdhood iyo 12 rag ah, waxaana geeridooda la xaqiijiyey goor dhow.
Safaaradda Soomaaliya ee Aljeeriya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa ay aad ula dagaalameysay tahriibka, taas oo hoos u dhigtay tirada tahriibayaasha Soomaalida ah ee badda Spain 🇪🇸 iyo Algeria 🇩🇿 u dhaxeysa nooga geeriyoonaya.
Faahfaahinta iyo magacyada goor dhow ayaa la shaacin doonaa, walow sawirradoodana sidoo kale ay heshay Safaaradda Soomaaliya ee Aljeeriya, oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya usoo gudbisay.

DIGNIIN ⚠️⚠️🛑 Ujeeddo: Digniin ku saabsan maalasheyeyaal iyo tuugo ku qarabanaya magaca ururka “Good” ee Daraawiishta Pu...
04/20/2026

DIGNIIN ⚠️⚠️🛑 Ujeeddo: Digniin ku saabsan maalasheyeyaal iyo tuugo ku qarabanaya magaca ururka “Good” ee Daraawiishta Puntland
Waxaa la ogeysiinayaa shacabka reer Puntland in maalmahan dambe ay soo baxeen kooxo isugu jira maalasheyeyaal iyo tuugo, kuwaas oo si khaldan u isticmaalaya magaca ururka “Good” ee Daraawiishta Puntland, si ay u marin habaabiyaan bulshada una fuliyaan falal sharci-darro ah.
Subject: Warning about scammers misusing the name of the “Good” Unit of the Puntland Darawiish Forces
It is hereby informed to the people of Puntland that in recent days, groups consisting of scammers and criminals have emerged. These individuals are unlawfully using the name of the “Good” unit of the Puntland Darawiish Forces in order to mislead the public and carry out illegal activities.
Falaago dowlada lacag kaga cunaysa

04/18/2026

Qaar kamida ciidamada u goostay DFS
Abdiasis Farah Said Shucayb Dad Mohamed
Mohamud Mashruuc Faysal Ali Xareed

WAR-SAXAAFADEED 16-Ka April 2026Faysal Ali Xareed
04/16/2026

WAR-SAXAAFADEED
16-Ka April 2026
Faysal Ali Xareed

04/15/2026

PHD DR Abdiwali ali gaas waa madaxwaynahii puntland mahdisay baahina uqabto inuu mar 2aad madaxwayne kanoqda ee aflagada iyo cay ma mudna
Faysal Ali Xareed @

Address

Syracuse, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faysal Ali Xareed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share