Faysal Kimiko

Faysal Kimiko Security & Defense Updates

Providing news and information on security, public safety, and defense in Puntland, Somalia. I am journalist of Africa 🌍 and world 🌎

  CONGRATULATES THE SOMALI YOUTH WHO BURNT THE SHIP OF THE MAN WHO CALLED THEM A PIRATE, KNOW THAT YOU ARE CRIMINAL. Dha...
09/29/2026

CONGRATULATES THE SOMALI YOUTH WHO BURNT THE SHIP OF THE MAN WHO CALLED THEM A PIRATE, KNOW THAT YOU ARE CRIMINAL.

Dhalinyarada gubay markabka loogama yeeri karo burcad ama pirates

XOG: Markab lagu magacaabo M/V LUTUF, oo ku safrayay calanka Cameroon, ayaa la sheegay in lagu afduubtay xeebaha degmada...
08/18/2026

XOG: Markab lagu magacaabo M/V LUTUF, oo ku safrayay calanka Cameroon, ayaa la sheegay in lagu afduubtay xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal, xilli uu ku sii jeeday Muqdisho.

Sida xogta la helay sheegtay, markabka waxaa saarnaa 10 shaqaale ah, oo ay ku jiraan 6 Hindi ah, 1 Turkish ah, 1 Georgian ah iyo laba ilaalo ah. Waxaa la sheegay in markabka ay qabsadeen 8 nin oo hubaysan.

Wararka laga helayo dhinaca amniga ayaa sheegaya in 4 ka mid ah raggaasi, oo doon yar watay, ay galabta u dhaqaaqeen dhanka xeebta Garmaal, halkaas oo diyaarad aan duuliye lahayn lagu weeraray, waxaana la sheegay in afartaas qof lagu dilay duqeynta.

Xogta hordhaca ah waxay tilmaamaysaa in diyaaradda ay leedahay dhinaca Turkiga, balse faahfaahinta ku saabsan cidda fulisay duqeynta iyo sababta loo beegsaday dadkaasi weli waxay u baahan tahay xaqiijin rasmi ah.
Faysal Kimiko

XOG: ABU XAFSA OO LAGU SHEEGAY IN LAGU DABEEYAY BOOSAASOWaxaa soo baxaya xog sheegaysa in Abu Xafsa, oo lala xiriiriyo h...
08/17/2026

XOG: ABU XAFSA OO LAGU SHEEGAY IN LAGU DABEEYAY BOOSAASO
Waxaa soo baxaya xog sheegaysa in Abu Xafsa, oo lala xiriiriyo hoggaanka ISIS-Somalia, lagu dabiibay isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Boosaaso, isagoo la sheegay inuu adeegsanayay magaca “Sheikh Bilaal.”
Sida xogta la helay tilmaamayso, kadib markii uu daaweyn helay, waxaa la sheegay inuu si toos ah ugu laabtay goobtii uu taliska u ahaa.
Haddii xogtan la xaqiijiyo, waxay dhalinaysaa su’aalo culus oo dhinaca amniga ah, gaar ahaan sida shaqsi heerkan ah uu magaalada Boosaaso uga heli karay adeeg caafimaad isagoo aan la aqoonsan ama aan la qaban.
Arrintan waxay sidoo kale su’aal gelin kartaa waxtarka iyo natiijada howlgallada Puntland ay ka sheegtay dagaalka ka dhanka ah ISIS-Somalia, maadaama kooxda weli lagu tilmaamo inay leedahay awood ay kaga hawlgasho dhulka Puntland.

F.G: waxii faahfahin ah naga sugo nalasoco
OGAADA MEDIA
Faysal Kimiko

Warbixin kusaabsan diyaradaha drones ah ee uyimi ciidanka emirates ee Puntland PMPF  .Drones ay keensatay dowladda Puntl...
07/23/2026

Warbixin kusaabsan diyaradaha drones ah ee uyimi ciidanka emirates ee Puntland PMPF .
Drones ay keensatay dowladda Puntland aya ladhaha noceeda
QX-1 waxaa soo saarta shirkadda ADASI, oo ka tirsan EDGE Group ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE). Shirkaddu waxay ku takhasustay samaynta nidaamyada aan duuliyaha lahayn (UAVs), diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyo tiknoolajiyada difaaca. Waxayna ugu talagalay gubida xeryaha iyo gobha lama galanka ah

Diyaradahaan ayaa lagu talo galay in arimaha siyaysada ee dowladda Puntland loo isticmaalo laguna xalalaysto gubida hubka iyo gawarida ciidamada dowladda federal ee somalia
F.G waxii warbixin cusuba Faysal Kimiko

DIGNIIN ⚠️⚠️🛑 Ujeeddo: Digniin ku saabsan maalasheyeyaal iyo tuugo ku qarabanaya magaca ururka “Good” ee Daraawiishta Pu...
04/20/2026

DIGNIIN ⚠️⚠️🛑 Ujeeddo: Digniin ku saabsan maalasheyeyaal iyo tuugo ku qarabanaya magaca ururka “Good” ee Daraawiishta Puntland
Waxaa la ogeysiinayaa shacabka reer Puntland in maalmahan dambe ay soo baxeen kooxo isugu jira maalasheyeyaal iyo tuugo, kuwaas oo si khaldan u isticmaalaya magaca ururka “Good” ee Daraawiishta Puntland, si ay u marin habaabiyaan bulshada una fuliyaan falal sharci-darro ah.
Subject: Warning about scammers misusing the name of the “Good” Unit of the Puntland Darawiish Forces
It is hereby informed to the people of Puntland that in recent days, groups consisting of scammers and criminals have emerged. These individuals are unlawfully using the name of the “Good” unit of the Puntland Darawiish Forces in order to mislead the public and carry out illegal activities.
Falaago dowlada lacag kaga cunaysa

04/18/2026

Qaar kamida ciidamada u goostay DFS
Abdiasis Farah Said Shucayb Dad Mohamed
Mohamud Mashruuc Faysal Ali Xareed

WAR-SAXAAFADEED 16-Ka April 2026Faysal Ali Xareed
04/16/2026

WAR-SAXAAFADEED
16-Ka April 2026
Faysal Ali Xareed

04/15/2026

PHD DR Abdiwali ali gaas waa madaxwaynahii puntland mahdisay baahina uqabto inuu mar 2aad madaxwayne kanoqda ee aflagada iyo cay ma mudna
Faysal Ali Xareed @

Address

Syracuse, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faysal Kimiko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share