Calaf Doon

Calaf Doon Guur Xalaala

29/05/2020

Salam Alaykum.

Yaa guurdoona oo jecel Inuu helo Qof Nolosha wadaagaan?

26/05/2020

Soo dhawaada

26/05/2020

Salam Allaykum.
Ku soo dhawaada page ka calafdoon.
Waxaan ka shaqeen doona in si nadiifa oo xalaala isugu keeno walaalaha Somaliyeed ee guurdoonka Ah si hagar la’aan ah.

Hadaba fadlan soo gudbi information kaaga buuxa adoo messenger Fb ku soo diraya.
Sida
1. Magacaaga
2. Da’daada
3. Meesha joogto
4. Iyo xaaladaada hada ku sugantahay sida in tahay Qof h**e u soo guursaday, ma wali guursan IWM.

Ka bacdi waxaan kugu xirin qof kuu qalma oo daacada runa ka tahay guurka.

Mahadsanid

25/05/2020

Please join

25/05/2020

Dadlan share it

Address

Muqadisho Street, الوحدة, اليمن
Sanaa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calaf Doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Calaf Doon:

Share

Category