26/05/2024
Alxamdullillaah Alxamdullillaah Alxamdullillaah......
Allah Ayay Mahad Oodhami Usugnaatay...
Allaha Suuragaliyay In Marwadayda Muna Ali Mohamoud Ay Maanta Qaliin Kugasho Magaalada Hargeisa Allaha Nolosheeda Usoo Celiyay Waxaanan Leeyahay Allah Caafimaad Sareeca Hakusiiyo Marwo....
Ducaduna Waa Xagiina......