01/02/2024
Markii lagu xad-gudbo madax banaanida dhuleed ee dal' hoggaamiyayaashu waxay jeediyaan khudbado dareen taabasho xoogleh wata shacabkooda mideeya wadaniyad midnimo diyaar-garow iyo cid walba oo af-kaar khaldan xambaarsan ama aragti siyaasadeed kaga duwan ugu baaqaan shirar iyo wada-tashi dalka lag bad-baadinayo
Madaxwayne Hassan Sheikh xaflad inuu ka khudbadeeyey baan mooday maanta' wuxuu kasbasho ama dareen kicin waayey gole-yaasha labada aqal.
Wuxuu cambaarayn ugu dhaqaaqay kooxaha xag-jirka ah waxayna ila ahayd inuu midnimo ugu baaqo iyo wada-jir.