Dooxa medical center

Dooxa medical center Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Dooxa medical center, Services aux entreprises, Democratic Republic of the.

𝙒𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙘𝙖𝙡𝙖𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙧𝙩𝙤 𝙝𝙤𝙬𝙡𝙜𝙖𝙗𝙠𝙖 𝙦𝙖𝙣𝙟𝙞𝙧𝙠𝙖 𝙩𝙝𝙮𝙧𝙤𝙞𝙙-𝙠𝙖?Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu mar...
20/05/2025

𝙒𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙘𝙖𝙡𝙖𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙧𝙩𝙤 𝙝𝙤𝙬𝙡𝙜𝙖𝙗𝙠𝙖 𝙦𝙖𝙣𝙟𝙞𝙧𝙠𝙖 𝙩𝙝𝙮𝙧𝙤𝙞𝙙-𝙠𝙖?
Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu marayo xanuunkaaga, hadduu xanuunka uu muddo ku hayay waxaa dareemaysaa calaamado ka duwan markii uu kugu cusub yahay.
Whatsupka wa.me/+252610424463
Calaamadaha oo la dareemo waxaa ugu horreeyo:
1- Caajis iyo daal (haweenka qaarkood, daal iyo tabar darri awgeed, markay xoogaa socdaan waa in ay nastaan oo ay fariistaan!!)
2- Qabowga oo aad dhibsatid ama xilliga qaboobaha oo caajiska aad kuugu bato.
3- Calool-fadhi
4- Miisaankaaga oo kordho adigoo aanan cunin cunto badan
5- Wajiga oo ku bararo ama aad dareento inuu buuxsan yahay ama daamankaaga ay buufsan yihiin.
6- Codka oo xabeeb yeesho khaasatan subaxyadii h**e (dadkaan waxay isku arkaan dhuunta oo bararan)
7- Murqo xanuun iyo tabardarri aadan si sahlan fadhiga uga istaagi karin illaa inaad wax qabsato ama aad afarta ku kacdo mooyee.
8- Kalagoysyo xanuun ama barar
9- Caadada oo kaa wareerto ama siyaado noqoto socodkeeda.
10- Tinta oo khafiifto ama inay kaa go'go'ayso aad dareento
11- Maqaarka jirkaaga oo boor boor yeesho ama qallayl noqdo
12- Hilmaan aadan horay u qabi jirin iyo caajis maskaxda ah.
13- Dilan soo noqnoqdo ama haweenta oo uur yeelan wayso wuu keenaa xanuunkaan.
13- Qanjirka oo soo kuusto ama bararo, qofkane uu dareemo in dhuunta laga ceejinayo.
F.G waxaan kugu caawin donaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
Dawooyin herbal ah ama dabiici nagala soo xiriir whatsapp
+252 61 0424463
Share Garey sida wllahaga ugu faaideystaan

𝗪𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮, 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿𝗻𝗲 𝗮𝘆 𝘂 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻 "𝗚𝗮𝗹𝗲", 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗶 𝗳𝘂𝗱𝘂𝗱 𝗹𝗮𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵 𝗗𝗿_𝗸𝗮 𝗰𝘂𝗱𝘂𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗴𝘂𝘂...
08/02/2025

𝗪𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮, 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿𝗻𝗲 𝗮𝘆 𝘂 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻 "𝗚𝗮𝗹𝗲", 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗶 𝗳𝘂𝗱𝘂𝗱 𝗹𝗮𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵 𝗗𝗿_𝗸𝗮 𝗰𝘂𝗱𝘂𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗱What's up wa.me/+252610424463
Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp.
👇👇📞📞
+252610424463

XANUUNKA MACAANKA AMA SONKORTA___________Xanuunka macaanka, oo sidoo kale loo yaqaan sonkorowga (diabetes), waa xaalad c...
26/01/2025

XANUUNKA MACAANKA AMA SONKORTA
___________

Xanuunka macaanka, oo sidoo kale loo yaqaan sonkorowga (diabetes), waa xaalad caafimaad oo keenta heerarka sonkorta dhiigga oo kor u kaca, sababo la xidhiidha caqabadaha habka jidhku u maareeyo insulinta. Waxaa jira labo nooc oo waaweyn oo xanuunka macaanka ah:
What's upkawa.me/+2525610424463
1. Macaanka Nooca 1-aad (Type 1 Diabetes):
• Waxaa keena markii uu jidhku joojiyo soo saarista insulinta.
• Badanaa wuxuu ka bilowdaa carruurta ama dhalinyarada.
• Waxaa loo baahanyahay in insulinta si joogto ah loo qaato.

2. Macaanka Nooca 2-aad (Type 2 Diabetes):
• Jidhka ayaa iska caabin ku sameeya insulinta ama ma soo saaro insulinta ku filan.
• Inta badan wuxuu ku dhacaa dadka waaweyn, gaar ahaan kuwa buuran / cayilan ama aan firfircoonayn.
• Waxaa lagu xakameyn karaa cunto habboon, jimicsi, iyo dawo.

Calaamadaha Xanuunka Macaanka
__________

• Haraad joogto ah.
• Kaadida oo aad u badata.
• Miisaanka oo hoos u dhaca (gaar ahaan Nooca 1).
• Daal iyo tamar yari.
• Aragga oo daciifa.
• Nabarrada oo si gaabis ah u bogsada.

Haddii aad leedahay calaamado la mid ah kuwa kore, waxaa muhiim
Inaad .sida ugu dhaqsaha badan aad inolasoxarirto waxan ku heynaa daawo dabiici oo somartay dhaman hayaha cafimadka adunka o lakeeno dalka dabadiisa meel kasta oo aad jogtana aad heli doono daryeel caafimaad iyo daawo taya leh oo kaacibtireyda xanunka kawac 252610424463

𝗗𝗵𝗮𝗹𝗺𝗼 𝗹𝗮 𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗮.(𝗠𝗔𝗟𝗘 𝗜𝗡𝗙𝗘𝗥𝗧𝗜𝗟𝗜𝗧𝗬) Maxaa keena dhalmo la anta raga?What's.upwa.me/+2526104244631. Dhibato ka imata ...
15/12/2024

𝗗𝗵𝗮𝗹𝗺𝗼 𝗹𝗮 𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗮.(𝗠𝗔𝗟𝗘 𝗜𝗡𝗙𝗘𝗥𝗧𝗜𝗟𝗜𝗧𝗬)
Maxaa keena dhalmo la anta raga?
What's.upwa.me/+252610424463
1. Dhibato ka imata so sarka shahwada ama tayada shahwada.

a) waxyabo qofka u udhasho o genetic ah (Genetic abnormalites
B.Xaniinyaha o so dagin ama sodhalan xiliga qofka dhalanayey.

c) infakshan (infection)
d) wa markay qoraha waregan kadibna ay xirta xarigi shawada qadayey o yarado dhigi gudbayey kadibna ay imato xanun badan Twisting testicles). Sawirka kaeeg.👇
e) marku bararo xididka qoraha ( Varicocele)

f) shucaaca mashinada (Radiation) sida kan cancerka lagu daweyo waxay dilan unuga shaqada sidas ayayna ku imankarta dhalmo la aan.

#2. In ay is xirto tubadi qadeysay shawada e u gudbineysay xaninyaha waxa keno qodobadaan sosocda.

a) xanuna laxirira qanjirka raga (Prostate problems) dadka da'da u badan.

B) in u qof ku laheen (vas deferens) wa tubada iskuxirta kadiheysta iyo xaninyaha.

3. Xaga dareenka o yarada( ej*******on problems.)waxa keena÷

A) marki shawada aado dhanka kadiheysta iyo biyo baxa dag dega ah
b) markusan jirin wax kacsi ah.
c) isku taga o yarada
d) dhaawac lafdhabarka
e) qaliin lagu sameyey qanjirka raga (Prostate)
f) dhaawac nervaha ah
g) iyo daawoyinka qaaar kuwa kimikalka ah

4.Waxa kalo keena dhalmo la aanta
Xaga Hormonka o qaldama .mxa kena hormonka o qaldama?

a) qanjirka loyaqano putiutary o buro kaso baxdo.
b) maqnashaha hormonka loyaqano LH /FSH

c) inu yarado hormonka raga (androgenic)

5. shawada o leh antibodies

wixii fah fahin dheeri ah kala xirir si laguu caawiyo

what's app : http://wa.me/+252610424463

𝙒𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙘𝙖𝙡𝙖𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙧𝙩𝙤 𝙝𝙤𝙬𝙡𝙜𝙖𝙗𝙠𝙖 𝙦𝙖𝙣𝙟𝙞𝙧𝙠𝙖 𝙩𝙝𝙮𝙧𝙤𝙞𝙙-𝙠𝙖?Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu mar...
30/11/2024

𝙒𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙘𝙖𝙡𝙖𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙧𝙩𝙤 𝙝𝙤𝙬𝙡𝙜𝙖𝙗𝙠𝙖 𝙦𝙖𝙣𝙟𝙞𝙧𝙠𝙖 𝙩𝙝𝙮𝙧𝙤𝙞𝙙-𝙠𝙖?
Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu marayo xanuunkaaga, hadduu xanuunka uu muddo ku hayay waxaa dareemaysaa calaamado ka duwan markii uu kugu cusub yahay.
Whatsupka wa.me/+252610424463
Calaamadaha oo la dareemo waxaa ugu horreeyo:
1- Caajis iyo daal (haweenka qaarkood, daal iyo tabar darri awgeed, markay xoogaa socdaan waa in ay nastaan oo ay fariistaan!!)
2- Qabowga oo aad dhibsatid ama xilliga qaboobaha oo caajiska aad kuugu bato.
3- Calool-fadhi
4- Miisaankaaga oo kordho adigoo aanan cunin cunto badan
5- Wajiga oo ku bararo ama aad dareento inuu buuxsan yahay ama daamankaaga ay buufsan yihiin.
6- Codka oo xabeeb yeesho khaasatan subaxyadii h**e (dadkaan waxay isku arkaan dhuunta oo bararan)
7- Murqo xanuun iyo tabardarri aadan si sahlan fadhiga uga istaagi karin illaa inaad wax qabsato ama aad afarta ku kacdo mooyee.
8- Kalagoysyo xanuun ama barar
9- Caadada oo kaa wareerto ama siyaado noqoto socodkeeda.
10- Tinta oo khafiifto ama inay kaa go'go'ayso aad dareento
11- Maqaarka jirkaaga oo boor boor yeesho ama qallayl noqdo
12- Hilmaan aadan horay u qabi jirin iyo caajis maskaxda ah.
13- Dilan soo noqnoqdo ama haweenta oo uur yeelan wayso wuu keenaa xanuunkaan.
13- Qanjirka oo soo kuusto ama bararo, qofkane uu dareemo in dhuunta laga ceejinayo.
F.G waxaan kugu caawin donaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
Dawooyin herbal ah ama dabiici nagala soo xiriir whatsapp
+252 61 0424463
Share Garey sida wllahaga ugu faaideystaan

Taxanaha CaafimaadkaSalpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan s...
16/09/2024

Taxanaha Caafimaadka
Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka
1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha whatspka wa.me/+252610424463

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah sowac tellka 0610424463

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

whatspka iga sowac # # +252610424463 Taxanaha Caafimaadka

Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka

1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha whatspka laso xariir # # +252610424463

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah sowac tellka 0610424463

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

whatspka iga sowac # # +252610424463P

Waa___maxay___Baabasiir❓Whatsupka wa.me/+252610424463Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qi...
15/09/2024

Waa___maxay___Baabasiir❓
Whatsupka wa.me/+252610424463
Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo bada

Sidee looga zuulin  karaa khatarta gaaska?Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.1) ...
12/09/2024

Sidee looga zuulin karaa khatarta gaaska?

Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo

Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
waad ka Nasaneysaa gaas iyo wixii la halmaala
NAGA SOO WAC whats up
👎👎👎👎👎👎👎👎👎
Whstpp wa.me/2526610424463 ama

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252615079385

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Dooxa medical center publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager