11/06/2018
HEERKA WAX BARASHO EE DALKA OO SII KORDHEYSA?
Kadib bur burkii dowladii dhexe ee dalka waxaa jirey marxalado kaladuwan ay soo martey waxbarashada soomaaliye taas oo keentey uhoos udhac kuyimaada
Waxyaabaha sababta unoqdey in ladhalèeceeyo heerka waxbarasho ee dalka waxaa kamid ahaa :- burburka kuyimid goobihii loogu talagaley waxbarashda, dad badan loo bilaabey iney furaan xarumo wax barasho oon lahyn wax tayo ah, manhaj ama salfadhi la'aan nuca aqooneyd ee ardeyga somaaliyeed helayo, dhibaato dhanka dhaqaalaha ah
Waxaa intaas oo dhan siidheeraa xaalad daganaansho la'aan uu kujirey dalku mudo kudhow rubuc qarni.
Wax yaabahaas oo isbirsadey waxey sababeen in la liido aqoonta ardey badan oo dhibkaas wax kusoobarteey inkastoo ay jiraan dad yar oo heley halkii ay usocdeen oo ah iney kumaareeyaan nolashooda iyo mida reerahooda.
Wax hadbo ay meel kusoo hoyato xaalada waxbarasho ee dalka maanta waxaa lajoogaa meel aad usareeyso kana fiican meesha ay joogaan wadamo dowlad lahaa intii aan latacaaleyney marxaladahaan soo sheegey iyo kuwo kaloo badan.
Sidaa waxan uleyahey waxaa jiro xili ardeyda somaliyed ee wax barataahi ay 80% baran jireen kuliyadda caafimaadka inta kalane ay baran jireen wax ay sidaa niyadoodu ugu qanac aaneyn iyadoo laba ilaawey kuliyadihii laf dhabarta u ahaa dalka sida:- x.xoolaha, Beeraha, waxbarashadii,ganacsigii,cilmigii badda iyo kaluumeysiga taas oo kuliyadood majiraan dad bartey 23 -dii sano ugudambeysey ee dalku burbursanaa taasna waxey sii kordhisey xaalada xun ee hada jirta sida, dhaqalo yarida , baahida iyo is qab qabsiga bulshada dhexdeedaa.
Xigaas wixii kadambeeyry waxaa jiro ardey iyo dhalin yaro fahantey kuliyadahaasi in loobaahan yahey in labarto waana sababta keenty in sanadkiiba ay isku diiwaan galiyaan ardey dhan 55_60 % halka inta soo hartane uqeyb samaan kuliyadaha kale.
Sida aad ujeedaan sawirada waxey muujinayaa ardey barata cilmiya xanaanada xoolaha kuwaas oo baaraya hilib si ay uxaqiijiyaan caafimaad qabka hilibka ay bulshadu cuneyso.
Waxaan lahubaa in haddii lahelo wax soosaar caafimaad qaba bulshaduna ay caafimaad qabeyso
Www.d.dh.so..com