Trade-link Services

Trade-link Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Trade-link Services, Business service, Yiwu.

Shirkadda. Trade-link /premier Trading co.
31/03/2025

Shirkadda. Trade-link /premier Trading co.

Shirkada Trade-link service waxa ay sitoosa u bilawdey Adeegyadii Serviceka ee China, Yiwu.Whatsupp/wechat: 184 5797 861...
28/03/2024

Shirkada Trade-link service waxa ay sitoosa u bilawdey Adeegyadii Serviceka ee China, Yiwu.

Whatsupp/wechat: 184 5797 8610

17/01/2024

Shaqaa Socota.......

Container loading waxa ay ku jirraan Todobaadyadii u danbeeyey, Saakaa 17th january waxa la rarey 5 container oo 40h.

Trade-link Services waa adeegaha Rasmiga ah ee China ugu kaaley degdegsiimo, hufnaan iyo Daacadnimo.

Trade-link Services  waxa ay idin haysaa adeeg hufan iyo degdegsiimo, Xafiiska CHINA waxa ka socda qabashada dalabaadka ...
30/11/2023

Trade-link Services waxa ay idin haysaa adeeg hufan iyo degdegsiimo, Xafiiska CHINA waxa ka socda qabashada dalabaadka iyo soo rarista Alaabta.

OUR SERVICES:
- wholesaler Agency.
- delivery checking before loading....
- shipping Agency.
- business consultant.

Wixii warbixin ah kala xidhiidh :

WhatsApp: +971525779885
Call :+8618457978610
Soo dhawoow macmiil🇨🇳

Macmiil shirkafa Trade-link Services agent waxa ay ku haysaa Baaskiilado Tayo fiican leh isla markaana tayadooda la hubi...
11/11/2023

Macmiil shirkafa Trade-link Services agent waxa ay ku haysaa Baaskiilado Tayo fiican leh isla markaana tayadooda la hubiyey.

Waxaan ugu baashareyneynaa Ganacsatada Jumladda in xafiiska shirkada ee china in shaqadii idin bilawdey Dalabaadkiina idin furan yihiin.

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh.
Tell: +8618457978610
https://wa.link/en57gy

CHAMPIONS OF EUROPE!!! 🏆
10/06/2023

CHAMPIONS OF EUROPE!!! 🏆

Mulkiilaha shirkada Noon ee Reer Emarite Mohamed Alabbar oo ku labisan dressess as delivery rider, Waa dhiiri galin fiic...
27/05/2023

Mulkiilaha shirkada Noon ee Reer Emarite Mohamed Alabbar oo ku labisan dressess as delivery rider, Waa dhiiri galin fiican.

18/05/2023

HAPPY 18 MAY💚🤍❤️

Xafladda Dabaaldaga 18 may 32 Yrs.

15/05/2023

Abudhabi😘

XAfLADDA HAY'ADDA HIBA NURA FOUNDATION DUBAI- U.A.EDaah furka Hay'adda Hibo Nura Foundation  Ee DUBAI - U.A.E, Waxa lagu...
11/01/2023

XAfLADDA HAY'ADDA HIBA NURA FOUNDATION DUBAI- U.A.E

Daah furka Hay'adda Hibo Nura Foundation Ee DUBAI - U.A.E, Waxa lagu war galinayaan Dhamaan Soomalida Ku dhaqan EMARAT Gaar Ahaan Dubai In ay kasoo qayb galaan Xafladaas.

Goobta: Best western Plus - Biniyas - Deira.
Wakhtiga: 6:30 pm
Sabtida Habeenimada Axadu soo Galeyso
Insha allah.

Welcome Maamo Hibo Noura In Emarat Maama Hala soo dhaweeyo Bandhigana Hala soo Qayb gali insha allah.
11/01/2023

Welcome Maamo Hibo Noura In Emarat Maama Hala soo dhaweeyo Bandhigana Hala soo Qayb gali insha allah.

UAE Central Bank Maanta oo ah Maalinta Dabaaldaga Midawga Imaraat Waxa uu soo Saarey Kun Dirham Oo Nashqad Cusub ah!.
02/12/2022

UAE Central Bank Maanta oo ah Maalinta Dabaaldaga Midawga Imaraat Waxa uu soo Saarey Kun Dirham Oo Nashqad Cusub ah!.

Address

Yiwu

Telephone

+8618457978610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Trade-link Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Trade-link Services:

Share