Page Jarmal Iyo Jacayl

Page  Jarmal Iyo Jacayl Asxaabta Qaligaa Waxaan idiin Soo bandhigi Wax Idin Layaab Galiya Page jarmal Iyo Jacayl

Qormo Muhiim ah Naagta  Uusan Wiligis iloobi Doonin Ninka Raga Ah .Si Walbo Uu Naago Badan Ula Sheekesto Ama Uu Xariiro ...
13/01/2019

Qormo Muhiim ah

Naagta Uusan Wiligis iloobi Doonin Ninka Raga Ah .

Si Walbo Uu Naago Badan Ula Sheekesto Ama Uu Xariiro Ula Sameyo Ama Xataa Uu U Guursado Naago Badan Ninka Raga Ah Waxaa Jirto Naag Uusan Wiligis iloobi Doonin .

Xataa Haduu Xiriirkoda Dhamaado Eeyna Kala Tagaan Mar Walbo Wexey Ku Jirtaa Fikirkisa Qalbigisa iyo Xasuusihisa . Mar Walibana Wuxuu Ku Riyooda iney dib ugu soo laabato Si Uu U Xafido Si Mar Labad Eeysan Uga Fogaan. Badana Raga Ma Dareman Qiimaha Naagtasi ilaa iyo Markey Waayan Ma Ehee .

Yey Tahay Qoftas Ninka Raga Ah Uusan iloobi Doonin Abid ?

1- Waa Mida Qiimeysa Raganimadisa Una Muujisa Ixtiram iyo Qadarin. Ma Aha Mida La Dooda ama La Tirsata .

2-Waa Mida U Muujisa Naxriis Darensisa Ineysan Ehen Jecelkisa Bis Waa Iney Mar U Matasha Hooyadis Marna Jecekisa Marna Sxbtisa Marna Wlshisa .

3-Waa Mida U Sabarta Uguna Dulqadata Marku Culeska Saaran Yahay Ninka Raga ah Ama Uu Careysan Yahay .

4- Waa Mida Uu Daremayo Ninka Raga Ah Farxad Marku La Hadlayo Ama uu Codkeda Maqlayo Waa inuu ilooba cules walbo saaran iyo xanuun walbo haayo .

5- Waa Mida Daremeyso Murugadisa Asagon Hadlin Waa Mida La Qeybsata Xalad Walbo Uu Ku sugan Yahay Kana Caawisa Iney Murugada Ugu Badasho Farxad .

6-Waa Mida Caqliga U Sxbka Ah Taqaana Sida Eey Ula Dhaqanto Ninka Raga Aha Kuna Dhiiri Galiso Inuu Horumar iyo Guulo Gaaro.

7- Waa Mida Aan aqoon Cuqdada Ee Qalbigeda Nadiifka yahay Hadu Uu Ka Raali Giliyo qalad uu ka galayna iska cafiso .

8- Waa Mida Taqan Waxa Uu Jecel yahay Iyo Waxa Uu Neceb Yahay Waxa uu ku farxo iyo waxa uu ka caroodo .

Ninka Raga Ah Hadey Horay Usoo Martay Qof Tilmaamahan Leh Uuna Iska Qasaari Waa Hubaal Inuusan Waligis iloobi Doonin ..

Insha Allaah Waan ka Hadli Doona Dumarkana Nooca Raga Ah Eeysan Wiligod iloobi Doonin .

Plz Like & Comment & Share Haka iloobin

Jimce WanaGsan 🌻
20/07/2018

Jimce WanaGsan 🌻

.............. Naxariis Badane Allow Waa  Mahadaa.......                       ✅✔ Mashaaa Allaaah ilaahay✔✅             ...
16/07/2018

.............. Naxariis Badane Allow Waa Mahadaa.......

✅✔ Mashaaa Allaaah ilaahay✔✅
✅✔ Mahadi U Sugnaata
✔✅ Allaaaaa Naxriista Badan ✅✔
Ee Arsaaqda badan
✔ ✅ Waxa Maanta Oo Bishu Tahay
✅ Fri'13 july Maalin Jimcaa Oo✅✔
✅✔ Maanta Ku Beegnay Galinkii
Danbe Saacadu Markay Ahayd ✔✔
✅ 16:30 Galab Nimo ilaahay Nagu
Arsaaqay Wiil Aniga iyo Xaaskayga
✅ Sharaftale Aan Aduunka U Jeclahay✅✔
✔ Khadra Salaad Sahal Wiil wiilkaas
✅ ✔ Oo Aan U Bixiyey
Waxaan Leeyahay Aabo
✅ Ku Soo biir Dunidan Shidan Ee Iftiinka
Badan Allana hakaaa Yeelo Mid
✔✅ Umada Islaamkaa Iyo anagaba na Anfaca
In Shaa allaaah Aamiin Aamiin Aamiin✅✔

Alloow kaxoreey jirkiisa naartaQofkii soo qora magacaaga       ( Allah ama yaa rabbi)     Faafi Ducadaan Dul Qaadee
08/11/2017

Alloow kaxoreey jirkiisa naarta
Qofkii soo qora magacaaga
( Allah ama yaa rabbi)
Faafi Ducadaan Dul Qaadee

10/05/2017
Hadaba hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan hoos ...
31/03/2017

Hadaba hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan hoos ku qoran ee 20 talo;

1. ha laga helo iimaan qalbigaaga buuxiya kuna shukri ALLAH markasta.

2. wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay khaladkaaga kaliya ka baro.

3. ku qanac qismada iyo xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyeye, fiirina cida kaa hoosaysa ee ha fiiri cida kaa sareysa.

4. badi baryada Alle iyo xuska nabi muxammad SCW.

5. ka nadiifi qalbigaaga xasadka iyo xiqdiga Adoomada EEBE.

6. ku dedaal akhriska kitaabka kariimka ah, saaxiibna ka yeelo waa badbaadada aduun iyo aakhiro.

7. nidaami howla haaga nolol maalmeedkaaga shaqo, gurigaaga iyo meel kasta oo aad joogto kuna xirnoow ALLAH.

8. ku dedaal socodka iyo jimicsiga,qalbiga fayow wuxuu ku jira jidhka fayow.

9. akhri buugaagta taariikhda ah si aad wax uga ogaato sooyaalka nolosha aduunku soo maray kana baro dadka kaa wayn.

10. ha badsan waxyaabaha ay ka mid yihiin; shaaha,kafeega, kana dheerow maandoriyasha qaadka, khamriga iyo daroogada IWM.

11. ku dedaal nadaafada maryahaaga iyo bilicda muuqaaga.

12. xusuuso in Alle denbi dhaaf badan yahay.

13. Alle uga mahad naq nimcooyinka uu ku siiyey ee ay ka mid yihiin; araga, risqiga, diinta,cafimadka,maqal ka IWM.

14. ogow in dadka ay ka mid yihiin kuwa waayey caqligii,caafimaadkii,laxaadkii,……………

15. ku dedaal akhriska qur’aanka,dhege
ysigiisa ,xifdintiisa, waayo wuxuu quranku daawo u yahay xanuun kasta.

16. Alle talo saaro isaga ayaa kugu filane.

17. cafi qofka ku dulmiya, xidhiidhi ka ku gooya, u dulqaado ka kugu xad gudba.
18. ku cel-celi kelmada(لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم. ),Alle ayey raali gelisaaye.

19. badi istiqfaarta, waxaad helidoontaa risqi, qalbi nadiif ah iyo wax walba.

20.ku qanac muuqalkaaga, shaqadaada,
Dhaqaalahaaga , gurigaaga iyo ehelkaaga iyo ilmahaaga iyo wuxuu EEBE ku siiyey. Alhamdulillah.
🗣 🙏🏻 ma kula saxan tahay inaad iskala aamusto ka dib markaad ogaatay aduu�
walaal gaadhsi walaalkaga Muslimka ah ilaahay darti 👥

Ma Doonaysa in xaaskaga ay kuu Aqoonsato Ninka Ugu Wanagsan Dunida Ama (BOQORKA RAGGA.Hadii Jwatada ay tahay HAA,  Arima...
21/09/2016

Ma Doonaysa in xaaskaga ay kuu Aqoonsato Ninka Ugu Wanagsan Dunida Ama (BOQORKA RAGGA.

Hadii Jwatada ay tahay HAA, Arimahan U Samay Xaaskaga.

1- FARXAD GALIN:- Isku day inaad Farxad Galiso Xaaskaga, Waxay Jeceshahayna U samaysid.
2- MAQAL:- Dhagahaga u fur xaskaga si naxaris lehna ugu jwb.
3- SU AALO:- Ha dhibsan Haday ku waydiso suaalo badan, mid walbana siday Tahay uga jwb.
4- IXTIRAAM:- Inaad si wayn u ixtiraamto xaskaga waxay ka helaysaa Dhiiranaan iyo Inay Baariyad ku ahaato.
5- RUNTA IYO KALSONIDA:- Waa Udub dhaxadka Qoyska isku waara hadi aad kula dhaqanto runta, Kalsooni buuxdana u muujiso mcntada.
6- WAQTI LA QAADASHO:- Waqtigaaga qayb ka mida kasi mcntada inaad la farisato.
7- LA KAFTAN:- Inaad La kaftanto xaskaga waa qayb ka mida nolasha waxana k**i kordhaya Jcylkay Ku qbto.
8- KA WAR HAYNTA ARIMAHEDA:- Isku day inaad maalin kasta waydiyso suaal ah (Maxa cusub mcn)
ogow suashas waxay mujin inad iyada kali ku thay wayna ku farxaysa.
9- DHIB IYO DHEEF:- La qaybso marxalad ksto ku jirto xaskaga murugo iyo farxadba.
10- Amaan:- Ku amaan hawl karnimadeeda, Baarinimadeeda, Akhlaqdeda, Diinteda, dhaqankeda, iyo Sharafteda.
11- SIRTA NOOLASHA:- Habeenkii Markad noolasha wadagaysaan Kalmada ugu danbysa aad ku maca salamaynayso intad dhunkato si naxaris u dheh
(Waan ku Jeclahay xbb
wali ma aragn qof ka wanagsan
xaaska ugu wanagsan dunida tahay)

Hubaal ada wax arkaya.
12- CODSIGEEDA:- Ku taager codsi geed una tix gali
13- FAKARKEEDAP:- Xaaskaga fakarkay kuso bandhigto xataa hadu khaldan yahay ha oran (Waa fakar khaldan) waayo way ka naxaysa, Ee fakarkaga iyo keeda isku day inaad midayso.
14- KHILAAFKA:- Hadaad isku dhacdaan ama is qabataan waxad samaysa ka tag guriga mudo 30 daqiqo ah, ku soo laabo adoo dhoola cadaynaya, dhunkasho iyo gcn qaad ku Boobsii, mar kastana adigu tanasul, waayo iyada wa dumar ma dhamaystirna.
15- MASAYR:- Iska ilaali wax kasto masayr ku keeni kara xaaskaga, sida inaad naag kale la hadasho ama la kulanto.
16- KHALADKEDA:- Ha Dilin, Haku qaylin Hana maagin Si Dagan U Fahansii Khaladkeda.
Hubaal Dib Danbe Ugu Laaban mayso.
17- BIILKA:- Waxaad Soo Hesho Gcnta Ka Saar adoo si faraxsan ula hadlaya, waxay u bhato oo dheerad ahna Haku xirin Biilka.
18- WAANO:- Dad islama nahay waa inaad xaskaga ku waanisa Dhanka Diinta Wanaga far xumantana ka reeb.
19- HADIYAD:- kadis uga dhig hadiyada waliba waxay jeceshahay waxad arki doonta iyado kugu qarwaysa ama kugu riyonaysa.
20- MARTI GALIN;- Xaaskaga Ehelkeeda Iyo Qaraabadeda so dhaway Jeclawna.
21- SAMIR IYO DULQAAD:- Ogow Dumar waa lo samraa, marka xaaji badi samirka qoftada way ku daremi doontaye.
22- LA DALXIIS:- Waa muhiim inaad la Dalxiisto Xaaskaga iyo Carurtada waxadna gaysa meelaha Loo Dalxiis tago Magalada marka aad ku nooshahay.

Lacala Hadaad ku Nooshihiin Waxad U Dalxiis tagi kartaan:-

CEELKA Biya Kulule
CEELKA LAAG
BEERAHA QURUXDA BADAN EE GALGALA
BEERAHA QURUXDA BILICSAN EE KARIN
XEEBTA JAWIGA MCN EE BOSASO
SUUQA CASRIGA AH EE (ALMACRUUF SUPER MARKET
HOTELKA NASASHADA QURUXDA BADAN EE XEEBTA AFKA KU HAYA EE (GACAYTE HOTEL)
23- MAALMAHA XASUSTA MUDAN:- La wadag Lana xus Maalmaha Ku wayn Noolashiina sida
Maalintad is Barateen
Maalintad Is Guursateen

Hadaad xaaskaga qodobdan kor kuso sheegay u samayso waxay ilawaysa inuu nin kale jirinba, isma qabanaysan, Mana kala tagaysaan Waligiin, Waad isku waaraysaan insha allah.

Waxa idiin so diyariyay:- Bashka Boowaha Puntlnd.

Habeen Danbana waxad iga Filataan qodobkaan (GABAREEY MA DOONAYSA IN NINKAAGU KUU AQOONSADO INAAD XAASKA UGU WANAGSAN DUNIDA? AMA (BOQORADA HAWENKA)

Qodobkasna Habeen danbaan idiin soo Gudbinayaa insha allahu.

19/05/2016

Bk Halaga Saaro Xidigaaa Geeska Reer Soomaalilaand Maaha.Waa.La.Hayste.Waa Butlaand Aygu Calanka Soomaaliland Ee Tawxiidku Ku Qoran.Yahay Yaanu Gacanta Ku Qaban

Adresse

Düsseldorf

Telefon

+4915213002708

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Page Jarmal Iyo Jacayl erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie