Jano gale oficial bage

Jano gale  oficial bage you welcome my funs

06/08/2023

Salu cala xabib scw
scw scw scw

Alxamdulilahi  madax waynaha turkey urdugan rajqb dayib hanbalyo
28/05/2023

Alxamdulilahi madax waynaha turkey urdugan rajqb dayib hanbalyo

24/04/2023
09/04/2023
06/04/2023

Ano soman baa gabadh afka iga dhuqday Bal dhagayso ada yabi done

02/04/2023

Basadir oo fashilmay

الهم امين amin yaa rabi
17/01/2023

الهم امين amin yaa rabi

Dhacdo la yaab leh ayaa laga arkay meelo kala duduwan oo caalamka kamida.Waxaa la arkay xayawaano kala duwan oo dhanka s...
28/11/2022

Dhacdo la yaab leh ayaa laga arkay meelo kala duduwan oo caalamka kamida.

Waxaa la arkay xayawaano kala duwan oo dhanka saacadda wareeganayo wareegasho aan kala joogsi laheyn.

Dadka qaar waxay u fasireen in ay xayawaanadani wax weyn dareemeen oo ay inoo sheegayaan in saacaddi qayaame ay foodda inagu soo hayso.

Qaar ayaa u fasiray in laga yaabo in birlabta dhulka ay wax iska badaleen.

Qaarna waxay u fasireen in ay soo dhawaatay soo bixitaanka masiixul dajaal.

Alle umbaa og waxay ka micno tahay arintan, balse aan Ilaahey usoo laabano oon ka barino inuu qaatumada inoo hagaajiyo يالله يالله يالله يالله نجنا من البلا

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Doodishe ayaa ku dhaawacmay qaraxii lagu weeraray aaga Villa Rosa , sida la ii sheegay
27/11/2022

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Doodishe ayaa ku dhaawacmay qaraxii lagu weeraray aaga Villa Rosa , sida la ii sheegay

Address

Cairo

Telephone

+201012102572

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jano gale oficial bage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share