عسل اليمني الصافي

عسل اليمني الصافي Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from عسل اليمني الصافي, Business service, Nasr City.

تجد عندنا أحلى الأعسال وأجودها مثل السدر الحضرمي والسمرة وأنواعه وفرز السدر 012 88695023
04/02/2025

تجد عندنا أحلى الأعسال وأجودها مثل السدر الحضرمي والسمرة وأنواعه وفرز السدر
012 88695023

17/02/2024

عسل السدر الملكي اليمني

07/02/2024

عسل المراعي اليمني

05/02/2024

عسل المراعي الأحمر

تجد عندنا أحلى الأعسال وأجودها
30/01/2024

تجد عندنا أحلى الأعسال وأجودها

😁
30/01/2024

😁

28/01/2024
Bismillah Macaamiisheena sharfta leh waxaa idiin keennay malabkii aa wada sugayseen ee ahaa عسل السدر الدوعني الملكي  ma...
19/01/2024

Bismillah
Macaamiisheena sharfta leh waxaa idiin keennay malabkii aa wada sugayseen ee ahaa عسل السدر الدوعني الملكي malabka sidriga ee royal honey nuuciisa Kan ugu sareeyo eh oo loo yaqaano boqorka malabyada سيد الأعسال.
Waana mid kamid malabyada ugu qaalisan caalamka.

Faa'iidooyinka Malabka Sidr Royal Doane

Hordhac
Wuxuu yaraynayaa hurdo la'aanta wuxuuna
kacaawinayaa hurdo degdeg ah

Wuxuu daawo u yahay beerka
Wuxuu kale aad ugu fiican yahay dheeb-shiidka iyo gaaska caloosha.

Wuxuu aad ugu fiican yahay dadka dhiig yarida heeso oo waxaa uu usoo celiyaa dhiiga.

1- Waxa lagu daaweeyaa madax xanuunka iyo caabuqa neerfaha waayo waxa ku jira (vitamin B1).
2- waxaa lagu Daaweeyaa laabotooyinka iyo lafo-xannuunka
3- wuxuu kaa caawinayaa iska caabinta daciifnimada galmada iyo dhalmo la'aanta
4- Wuxuu wanaajiyaa koritaanka lafaha iyo ilkaha sababtoo ah waxaa kujirto (kalsiyum iyo fosfooraska).
5- Wuxuu u fiican yahay qofaca badan iyo qumanka.
6- Wuxuu faa'iido u leeyahay cunaha qallalan, iyo qufac qallalan
7- Wuxuu faa'iido u leeyahay haweenka uurka leh xilliga uurka iyo xilliga dhalmada, waxayna ka shaqeysaa daweynta matagga, waxayna xoojisaa foosha ilmo-galeenka xilliga dhalmada, waxayna faa'iido u leedahay carruurta caatada eh
8- Wuxuu ka hortagtaa kansarka.
9- Wuxuu ka caawinayaa wanaajinta araga waayo waxa ku jira vitamin B2.
10- Wuxuu daaweyaa caabuqa iyo cudurrada maqaarka waxayna ka hortagtaa inay dhacaan sababtoo ah waxaa ku jira (vitamin B3).
11- Wuxuu ka hortagtaa canbaarta, iyo bararka sababtoo ah waxaa ku jira (vitamin E).
12- Waxaa aad uga faa'iidaysanaysaa inaa kahortagtid caabuqa sambabada, cudurada neef-mareenka, hargabka, qaaxada sambabada.
12-wuxuu na aad ugu fiican yahay neerbaha

Nagu soo booqo isgoyska baarubax
0610932144

Kusoo dhawaada xarunta Luqman malable Waxaa ka heleesaan malabyada ugu tayada sareeyo xaga tayada iyo dhadhanka.Malabyad...
19/01/2024

Kusoo dhawaada xarunta Luqman malable
Waxaa ka heleesaan malabyada ugu tayada sareeyo xaga tayada iyo dhadhanka.
Malabyada aad ka heleesaan xarunta luqman malable waxaa kamid eh:

Sidriga. عسل السدر
Samurka. عسل السمر
Maraaciga. عسل المراعي
Farziga. عسل الفرز

Waxaad ne kuheli kartaa jumlo iyo tafaariiq inta ba.
Qiimaha ne waad ku qanci doonta.

Kusoo dhawaada malab saafi oo nooc walba leh 0610932144
19/01/2024

Kusoo dhawaada malab saafi oo nooc walba leh
0610932144

Address

Nasr City

Telephone

+252610932144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when عسل اليمني الصافي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to عسل اليمني الصافي:

Share