Al-Kerem Medical consultancy and family Doctor

Call Directions Website Contact the business

Al-Kerem Medical consultancy and family Doctor First Medical consultancy and family Doctor.with Full health Team. We work 24hr. Stay Home call us e

26/02/2022
31/10/2021
For Dire DawaAdress Ashewa,
19/06/2021

For Dire Dawa
Adress Ashewa,

đź’ AL-KARAM  MEDICAL CONSTANCY AND FAMILY PHYSICIANđź’ Oo ah dhaqtarka qoska oo bixinaya adeega daryeelka iyo latalinta caafi...
22/01/2021

đź’ AL-KARAM MEDICAL CONSTANCY AND FAMILY PHYSICIANđź’ 

Oo ah dhaqtarka qoska oo bixinaya adeega daryeelka iyo latalinta caafimaad ee qoyska
Dalbo goorkasta iyo goobkasta ood joogtid
Waxaa kamid ah adeega u bixinayo dhaqtarka qoyska

1.tababarka, lasocoshada iyo latalinta xaladaha caafimaad ee shaqsiyadeed.

2.daweynta iyo lasocoshada bukaanada qaba xanuunada raaga sida macaanka, dhiigkarka, neefta iyo wixii lamid ah.

3.daryeelka caruurta iyo dhallaanka.

4.daryeelka hooyada uurka leh.

5.dhayida dhaawacyada, mudida dadka aan xarunta cafimaad tegi karin.

6.u fududeynta bukaanka helida dhaqtar ku haboonka dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Contact
Phone number +251910896729

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Kerem Medical consultancy and family Doctor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-Kerem Medical consultancy and family Doctor:

Shortcuts

Share