Logistics and Supply Chain Management

Logistics and Supply Chain Management Politician and Logistician

27/08/2024

LOGISTICS AND HUMANITARIAN in Gaza it is very difficult to reach some Camps

Mudane MADAXWEYNE MAXAMED CABDULAHI FARMAAJO.Haddii laga hadlo xaqiiqada kajirta dalka SOMALIA Wuxuu yimid iyadoo eber t...
06/05/2022

Mudane MADAXWEYNE MAXAMED CABDULAHI FARMAAJO.
Haddii laga hadlo xaqiiqada kajirta dalka SOMALIA Wuxuu yimid iyadoo eber taagan maantana wataas iskeed isku abaabulaysa doorasho xoriyo xalaala Haddii laga hadlo xaqiiqada kajirta dalka SOMALIA waxaa udhisey xaga ciidanka deyntii wadanka oo uu hoos udhigey Amniga oo uu adkeeyay kaabayasha dhaqaale oo wax laga badelay.
Haddii laga hadlo calooshod ushaqeystayaasha ay kamid yihiin.
1:XASAN SHEIKH MOHAMUD
2: ABDIRAHMAN ALI SHAKUR
3:DENI IYO MADOOBE
Horta geesigu uu nacab badan yahay lkn ninka wax kabadali kara SOMALIA waa farmaajo πŸ‡ΈπŸ‡΄ Waayo waa Nin jecel umada soomaliyeed wuxuuna diyaar uyahay danaha umada soomaliyeed waxaa Soo raaca SHARIIFKA iyo KHAYRE oo aad moodo iney danqasho kuyara jirto marka laga yimaado ragaan kor kusoo sheegay waxaa geesinimada iyo Horumarka lajecel waa FAHAD YAASIN oo isna amniga wadanka qayb WEYN ka qaatey waxaan umada somaaliyed kula talin lahaa in loo codeeyo siaan curyaanka uga baxno iyo hoosfadhiga shisheeyaha.
Walal haddii uu kusoo gaadho qoraalkan lawadaag bulshadada adiga oo nagu caawinaya LIKE and SHARE πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’―βœ… FARMAAJO

Madaxweyne mustafe muxumed Cumar ayaa qiimeyntii madaxda degaamada dalka ethiopia waxaa lagu amaaney shirkii (PP) haddab...
01/05/2022

Madaxweyne mustafe muxumed Cumar ayaa qiimeyntii madaxda degaamada dalka ethiopia waxaa lagu amaaney shirkii (PP) haddaba dad badan iyo siyaasin badan ayaa dhaliila lkn waa madaxweyne daacada sida ay sheegen madaxda dalka ugu sareeysa waxaana lasheegay inuu yahay xubin aad ugu Firfircoon Arimaha dibadba ee dalka iyo isku xidhka dalka iyo haayadaha caalamiga ee kashaqeeya caalamka iyo qaarada Africa waxaa amaan iyo soo dhaweyn kala dul dhacay Raisalwasaare ABIYE AHMED ALI oo kusheegey inuu yahay hogaamiye Karti leh oo dadaal badan waxuuna bulshadiisa kudhex leeyahay sharaf iyo karaamo halka siyaasin badan iyo Dhalinyaro badan dhaliilan waxayna qaar kamida Dhalinyarta degaanka somalida sheegen inuu qabto kulamo toosa oo cidwalba dooda kadhiibato.
(RESEARCH)gii ugu danbeeyay ee degaanka somalida lagu sameeyay ayaa waxaa la ogaadey in madaxweyne mustafe muxumed Cumar uu Yahay shaqsiga kaliya ee Maamulka degaanka somalida ugu wanaagsan lkn cilada haysata ay tahay Xukuumadiisa Wasiiro kamida iney Dhulka lagaleen oo kujooga Qabiil iyo Qolo haddii laga saaro liiskana ay gadoodayan odayaasha iyo qabiilka ay kasoo jeedan.
Waxaa laisku raacey iney jiraan Wasiiro badan oo hoos uridaya sharaftiisa ahna kuwa kalifey in degaanka Aqoon yahano ay Durba mucaarad noqdaan sababtuna ay tahay Wasiiro magac uyaayala oo kuyimid Qabiil kuna jooga saami qaybsi iyo hogaamin kamida xafiiska Nabadgaliywda oo iyaguna lagu helay dhaliilo halka isagu Yahay shaqsiga kaliya ee Maamulka degaanka somalida ugu wanaagsan ciladuna tahay Wasiirada.
Qiimeyntii madaxda degaamada dalka ayaa farta loo taagey Madaxweyne mustafe muxumed Cumar sababtana waxaan idin lawadaagi doona waxyar kadib.

✍️From: Office of PP.

03/11/2021

BBC Somali News

27/10/2021

BBC News

27/10/2021

Aljazeera

Xogo muhiima oo kusaabsan TPLF ama dagaal yahanada degaanka tigrega
26/10/2021

Xogo muhiima oo kusaabsan TPLF ama dagaal yahanada degaanka tigrega

Dozens of Soldiers Surrender to Forces

BREAKING: sources are reporting that forty-six soldiers have laid down their weapons and surrendered to the Defense Forces, on the front, today.

πŸ”—https://t.co/C6ORpvLjdi

26/10/2021
26/10/2021

24 October 2021!! marks the 76th anniversary of the founding of the United Nations in 1945. Since 1968, World Food Programme has worked side-by-side with the people and the Government of Pakistan to address the food insecurity & malnutrition and for disaster response in the country.

United Nations - Pakistan
Ministry of National Food Security & Research
Ministry of National Health Services, Regulations & Coordination Islamabad

Address

Logistics
Addis Ababa
3312

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Logistics and Supply Chain Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share