Axmed cabdulle faarax

Axmed cabdulle faarax lama huraan waa caws jiilaal page post
(1)

Intaan xagarlay xalay u baxaanBidhaamiyey xeebihii xamar
06/12/2021

Intaan xagarlay xalay u baxaan
Bidhaamiyey xeebihii xamar

16/11/2021

Dogobkii lahuriyee Holkomay, dayrti madaxeega
Marhaduu dareemadii baxdiyo, digada soodhaafo
Innaguna dahaadh noqono iyo, doqon lasoofeeyay
Oo aan dabayl ka hortagtiyo, dabdamis aan haysan
Durqunkii kahadhay saawirtii, saw daldalan maayo

Karan soo higgootiyo diraac, daalalyoonaysa
Docda sare hadday ka onkoday, saarto deegaanta
Dixda iyo waxaa laga durkaa, dooxyadoo idile
Ka digtooni qaba daadku waa, labada daamoode

Qawsaar iyo ninkii doqon ahbaa, lagu dangaaraaye
Oo daanta loogaga gudbaa, marin dugaageede
Dabo gaalle iyo ruux dardaran, wax isma doorshaane
Haku dagan danaystaha horaa, loogu dawgo'aye.

Address

Dire Dawa
3000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed cabdulle faarax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Axmed cabdulle faarax:

Share