Hasan MaHamud Sheekh

Hasan MaHamud Sheekh local businesses

13/03/2026
Shacabka Borama oo caawa ku war helay Ciidamo Faro badan oo la dhigay jidadka halbawlayaasha.Laga bilaabo salaadi maqrib...
28/08/2025

Shacabka Borama oo caawa ku war helay Ciidamo Faro badan oo la dhigay jidadka halbawlayaasha.

Laga bilaabo salaadi maqrib kadib, waxaa ciidamo Boolis ah lagu arkay jidadka muhiimka ah ee Magaaladda Borama iyada oo ciidamadasi ay baadhis ku samaynayeen gaadidka kala duwan ee isticmaalaya wadooyinka magaaladda,waxaana gaadiidkasi kamid ahaa baadhista lagu samaynayay gaadiidka dadwaynaha.

Ma jirto xaalad Ammaan daro oo haatan ka taagan magaaladasi balse tallaabadan ayaa u muuqata mid lagu adkaynayo amniga Magaaladasi.

Borama waxa ay kamid tahay magaaloyinka waawayn ee Somaliland kuwooga ugu amiga wanaagsan.

Qorshihii Dowladda Itoobiya ku iibinaysay 35% saamiga Ethio-Telecom ayaa laga noqday. Qorshuhu wuxuu ahaa in qayb la gad...
24/08/2025

Qorshihii Dowladda Itoobiya ku iibinaysay 35% saamiga Ethio-Telecom ayaa laga noqday. Qorshuhu wuxuu ahaa in qayb la gado. Hada se waa la hakiyay.

Qoraalka hoose waa amar Madaxwayne Mustafe uu bixiyay Afar Bilood iyo 10 cisho kahor, wuxuu amray in mashruuca Bil gudah...
24/08/2025

Qoraalka hoose waa amar Madaxwayne Mustafe uu bixiyay Afar Bilood iyo 10 cisho kahor, wuxuu amray in mashruuca Bil gudaheed lagu soo Afmero.

Maayarka magaalada jigjiga Eng.Shaafi, mar uu shan bilood kahor ka hadlayay mashruuca marinada Jigjiga isaguna wuxuu sheegay inay Wasiirka Hawlaga Guud, mudane Axmed Shugri wada qiimeeyen, bil gudaheedna lagu soo gabagabayn doono, isagoo xiligaas xusay sababaha mashruuca daahiyay inay kamid yihiin; duminta guryaha oo wakhti qaadatay, design-ka oo marar badan la badalay iyo shirkadaha gacanta ku haya oo aan khibrad aqooneed u lahayn dhanka fulinta mashaariicda noocan oo kale ah; madamoo markii kowaad laga fulinayo deegaanka. Waxa kale oo uu wakhtigaas sheegay maayarku inaysan ugu badnaan bil iyo shaniyo toban cisho ka badanayn dhamaystirka mashruucani,waa 4/5bilood kahor'e.

Hadaba Shan bilood kedib wali ma dhamaanin. Waliba qaybta Xamda ilaa Harar Keela waa laga dayrinayaa Kooridherka.

Meeye jihadii iyo awaamirtii Madaxwaynuhu bixiyay?

24/08/2025

"Anigu wax aan soomaalinimo ku waayay Ilaahay baa illehe anoo heyb kale sheeganaya raadsan maayo ama heybteyda ku dacwayn maayo heyb kale." Waxaa sidaasi yidhi Muxiyediin Cabdi Wasiirka Xafiiska Dakhliga Deegaanka.

24/08/2025

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland "Dareenkeygu wuxuu ii sheegayaa oo aan aaminsanahay mudo aan dheereyn inuu Ictiraafkii imanayo."

Address

Jigjiga

Telephone

+251904899521

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hasan MaHamud Sheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hasan MaHamud Sheekh:

Share