ABQO Company

ABQO Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ABQO Company, Business service, Sayid Mohamed abdi hassen (Dhismaha Kaah), Jigjiga.

Cagaarinta casriga ah ,tigidhka diyaaradaha,soosaarista viisayasha,buuxinta jaamacadaha bixiya deeqaha waxabarasho,Adeegyadda online ka ,Adeega Cc-camera iyo dalbida iyo soo qaadida alaabaha ee dalka china wixii faahfaahin dheeri ah ;+251906398005

Ciid mubaarak. Ku ciida nabad, farxad, caafimaad iyo reynreyn. #๐—ฎ๐—ฏ๐—พ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜
26/05/2026

Ciid mubaarak. Ku ciida nabad, farxad, caafimaad iyo reynreyn.

#๐—ฎ๐—ฏ๐—พ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

Xalay  reer jigjiga waxay si weyn uga  soo qeybgaleen Barnaamij kii โ€œDigital-ka iyo Fursadaha Shaqo: Fikrad Yar & Fursad...
26/05/2026

Xalay reer jigjiga waxay si weyn uga soo qeybgaleen Barnaamij kii โ€œDigital-ka iyo Fursadaha Shaqo: Fikrad Yar & Fursad Weynโ€ oo uu soo jeediyeyey aqoonyahan Muse M. Osman oo ah khabiir aqoon durugsan uleh Digital-ka

Barnaamijku wuxuu diiradda saarayey fursadaha Digital-ka, shaqo-abuurka iyo horumarinta dhalinyarada.

Shurkadda ABQO Company waxay sii wadi doontaa qabanqaabinta barnaamijyo aqoon iyo horumar bulshada u horseedaya, gaar ahaan dhalinyarada.

๐Ÿ™ Mahadsanidiin dhammaan kasoo qeybgalayaasha iyo cid kasta oo ka qeyb qaadatay guusha barnaamijkan.

ABQO Company waxay mudnaan gaar ah siisaa qabashada barnaamijyo  kor u qaadaya aqoonta dhalinyarada, gaar ahaan fursadah...
24/05/2026

ABQO Company waxay mudnaan gaar ah siisaa qabashada barnaamijyo kor u qaadaya aqoonta dhalinyarada, gaar ahaan fursadaha casriga ah ee Digital-ka iyo Teknolojiyadda.

Waxaa si sharaf leh idiinku casuumeynaa:

๐ŸŽฏ โ€œDigital-ka iyo Fursadaha Shaqo: Fikrad Yar & Fursad Weynโ€

๐Ÿ—“ Monday โ€“ 25.05.2026 โ˜†habeen danbe โ˜†
๐Ÿ“ Africa Institute of Graduate Studies hall

Waxaa soo jeedinaya: Aqoonyahan Muse M. Osman oo ku xeeldheer hal-abuurka ganacsiga, horumarinta dhalinyarada, iyo fursadaha Digital-ka, isla markaana ah aas-aasaha iyo maamulaha HubSkill. ๐Ÿš€

Haddii aad tahay qof xiisaynaya :
โœ… Fursado shaqo oo casri ah
โœ… Kobcinta xirfadaha Digital-ka
โœ… Fikrado ganacsi iyo hal-abuur cusub



#๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ท๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ

๐Ÿ“ข ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ โ€“ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ABQO Company (๐——๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ)  ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿ“ข ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ โ€“ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—•๐—ค๐—ข ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐—ป๐˜†  (๐——๐˜‚๐—บ...
23/05/2026

๐Ÿ“ข ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ โ€“ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ABQO Company (๐——๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ)

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿ“ข ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ โ€“ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—•๐—ค๐—ข ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐—ป๐˜† (๐——๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ) ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น-๐—ธ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ธ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ : ๐—๐—ถ๐—ด๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
1๏ธโƒฃ ๐—œ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ
2๏ธโƒฃ ๐—œ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—–๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ-๐—ธ๐—ฎ
3๏ธโƒฃ ๐—œ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ
4๏ธโƒฃ ๐—œ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ธ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—น๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต & ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ

๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฒ:

๐—ฃ๐—ผ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป: 1

๐——๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ: May 26, 2026

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€: ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต & ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐˜€๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—ป, ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป!

๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—–๐—ฉ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

+251 90 6398005
+251 98 8333314

#๐—ฎ๐—ฏ๐—พ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ #๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ท๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ธ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ
๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ : ๐—๐—ถ๐—ด๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ

Alxamdulilah! Exciting News โ€“Markale iyo  War Farxad Leh!Mid ka mid ah ujeeddooyinka ay u aasaasantahy  shirkadda ABQO C...
22/05/2026

Alxamdulilah! Exciting News โ€“Markale iyo War Farxad Leh!

Mid ka mid ah ujeeddooyinka ay u aasaasantahy shirkadda ABQO Company ayaa ah oofinta ballan-qaadyada macaamiisheeda sharafta leh, annagoo ugu adeegayna kalsooni, daacadnimo, iyo hufnaan.
Sidoo kale, shirkaddu waxay door muuqda ka qaadataa taageeridda dhalinyarada Deegaanka Soomaalida (DDS) si ay uga faaโ€™iideystaan fursadaha Shaqo ee caalamka ka jira, una dhistaan mustaqbal aqoon iyo xirfad leh.

ABQO Company :Sheekada safarkaaga waxay ka dhigaysaa mid xusus leh oo aad ka sheekeyn donto.




19/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ahayd in xarunta guud ee shirkadda nagu soo booqdey Dr. Sh. Xamse Xabiib, oo si heer sarre ah noogu bogaadiyey doorkii muuqday ee aan ka qaadanney bandhiggii buuggiisa Maareynta Dhaqaalaha. ๐Ÿ“˜

Dr.ku wuxuu sidoo kale si gaar ah u ammaanay dadaallada ay shirkaddu ka waddo cagaarinta deegaanka , iyo fursadaha waxbarasho iyo shaqo ee dibadda ee ay shirkaddu u fududeyso dhalinyarada Soomaaliyeed. ๐ŸŒ

Booqashadan qiimaha badan waxay noo tahay dhiirrigelin iyo masuuliyad dheeraad ah oo nagu sii adkaynaysa inaan bulshada u sii adeegno si hufan oo waxtar leh. ๐Ÿค

Macmiil, ma ka mid ahayd macaamiishii ka faaโ€™iidaystay qiimo-dhimistii aan dhawaan sameynay?Haddii aadan weli ka faaโ€™iid...
19/05/2026

Macmiil, ma ka mid ahayd macaamiishii ka faaโ€™iidaystay qiimo-dhimistii aan dhawaan sameynay?
Haddii aadan weli ka faaโ€™iidaysan, hadda waa waqtigii ugu habboonaa.โ€

ABQO Company waa shirkadda ugu weyn ee dhirta ee DDS

Shirkadda ABQO Company ayaa door weyn ka qaadatay qabsoomidda bandhigga buugga Maareynta Dhaqaalaha, oo si heer sare ah ...
15/05/2026

Shirkadda ABQO Company ayaa door weyn ka qaadatay qabsoomidda bandhigga buugga Maareynta Dhaqaalaha, oo si heer sare ah uga qabsoomay magaalada Jigjiga, gaar ahaan Lotus Hotel.
Bandhiggani wuxuu ahaa midkii ugu cajiibsanaa ee jigjiga ka qabsooma tariiikhda deeganka .
Allaha barakeyo qoraaga buuga Dr.Hamse


Shirkadda ABQO Company waxay qeyb katahay bandhigan cajiibka ah !Waxa si toos ah uga socda hotelka lotus bandhiga buugga...
14/05/2026

Shirkadda ABQO Company waxay qeyb katahay bandhigan cajiibka ah !

Waxa si toos ah uga socda hotelka lotus bandhiga buugga maareynta dhaqalaha

Xafladda Bandhigga Buugga โ€œMaaraynta Dhaqaalahaโ€Buug ka hadlaya qaabka loo mareeyo dhaqaalaha :โžก๏ธ Qofโžก๏ธ Qoysโžก๏ธ Qaran๐Ÿ“… 14...
14/05/2026

Xafladda Bandhigga Buugga โ€œMaaraynta Dhaqaalahaโ€

Buug ka hadlaya qaabka loo mareeyo dhaqaalaha :
โžก๏ธ Qof
โžก๏ธ Qoys
โžก๏ธ Qaran

๐Ÿ“… 14-May 2026
๐Ÿ•ก 6:30 PM
๐Ÿ“ Lotus Hotel

Waxaad ku casuumantahay munaasabaddan qiimaha badan ee kor loogu qaadayo aqoonta iyo fahamka maaraynta dhaqaalaha bulshada. ๐ŸŒ

Address

Sayid Mohamed Abdi Hassen (Dhismaha Kaah)
Jigjiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
14:30 - 19:00
Tuesday 08:00 - 12:00
14:30 - 19:00
Wednesday 08:00 - 12:00
14:30 - 19:00
Thursday 08:00 - 12:00
14:30 - 19:00
Saturday 08:00 - 12:00
14:30 - 18:00
Sunday 09:00 - 12:00

Telephone

+251929251500

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABQO Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ABQO Company:

Share