Maalcon Business Solutions

Maalcon Business Solutions MAALCON Business Solutions (MBS) is a business consulting firm providing a comprehensive service to local businesses with creative ideas.
(1)

MAALCON SOLUTIONS is a professorial Business Consulting firm that offers services like registration of trademarks, business licenses, tax,
and training like business development, strategists, marketing, and branding. The work culture at Maalcon

🌟 Embracing Excellence: At Maalcon Business Solutions, we foster a culture of excellence where every team member is encouraged to strive for the highest s

tandards of quality and innovation in their work.

🤝 Collaborative Spirit: We believe in the power of collaboration and teamwork. Our environment promotes open communication, idea-sharing, and mutual support among colleagues to achieve common goals.

📈 Continuous Learning: Learning and development are integral parts of our culture. We provide opportunities for skill enhancement, training programs, and knowledge-sharing sessions to ensure continuous growth and improvement.

💡 Innovation Hub: Creativity and innovation thrive at Maalcon Business Solutions. We encourage out-of-the-box thinking, experimentation, and the pursuit of new ideas to drive business success and stay ahead in a dynamic market.

🌍 Diversity and Inclusion: We value diversity in perspectives, backgrounds, and experiences. Our inclusive culture embraces different ideas, fosters respect, and celebrates the unique contributions of every team member.

🔒 Integrity and Ethics: Upholding ethical standards and integrity is non-negotiable for us. We conduct business with honesty, transparency, and fairness, earning trust and credibility from clients and partners.

🌱 Empowering Environment: We empower our employees to take ownership of their roles, make decisions, and contribute meaningfully to the company's growth. Initiative, accountability, and autonomy are encouraged and recognized.

💼 Work-Life Balance: We believe in a healthy work-life balance that promotes well-being and productivity. Flexible work arrangements, wellness programs, and a supportive work environment help our team achieve success while maintaining a fulfilling personal life. Join us at Maalcon Business Solutions, where passion meets purpose, and together, we build a brighter future!

27/07/2026

Hay’aduhu waxaa dhisa aas-aasayaal, balse waxay ku waaraan mabaadi’ iyo qiyam.

Aasaasuhu waa kan bilaaba safarka, laakiin mabda’a ayaa xaqiijiya in safarku sii socdo xitaa marka uu aasaasuhu meesha ka baxo. Taariikhdu waxay ina bartay in hay’ad kasta oo ku tiirsan hal qof ay daciifto marka qofkaasi maqnaado, halka hay’ad kasta oo ku dhisan hufnaan, caddaalad, isla xisaabtan, iyo qiyam adag ay sii noolaato aqtiyo badan.

Haddii aad rabto inaad dhisto dhaxal waara, ha ku mashquulin oo keliya dhismaha oo kaliya ee ku dadaal inaad dhisto mabda’, dhaqan shaqo, iyo nidaam ay dadku sii wadi karaan.

Zakaatul fidhrZakaatul Fidriga waa sadaqo waajib ah oo la bixiyo dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan, ka hor Salaadd...
18/03/2026

Zakaatul fidhr

Zakaatul Fidriga waa sadaqo waajib ah oo la bixiyo dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan, ka hor Salaadda Ciidda. Waa cibaado leh ujeeddooyin waaweyn—mid nafsi ah iyo mid bulsho.

Ugu horreyn, waxay nadiifisaa soonka qofka, iyadoo ka kaafisa wixii khaladaad ama dayacaad yar oo dhici kara intii lagu jiray bisha Ramadaan. Sidoo kale, waxay xaqiijisaa in qof kasta oo Muslim ah—gaar ahaan saboolka iyo masaakiinta—ay la wadaagaan farxadda Ciidda.

Zakaatul Fidriga waxaa laga rabaa qof kasta oo awooda, waxaana laga bixiyaa nafta qofka iyo cidda uu masruufo. Inta la bixinayo waa “saac” oo ah qiyaas cunto ah (qiyaastii 2.5 ilaa 3 kg), ama qiimaheeda lacageed, iyadoo loo eegayo duruufaha bulshada.

Muhiimaddu ma aha oo kaliya bixinta, balse waa waqtiga—waa in la bixiyo ka hor Salaadda Ciidda si ay u gaarto dadka u baahan waqtigii ugu habboonaa.

Bulsho ahaan, Zakaatul Fidriga waa nidaam cadaalad dhaqaale oo qurux badan. Waxay isku xirtaa dadka, waxay yareysaa farqiga, waxayna abuurtaa naxariis iyo isku duubni.

Marka aynu ku jirno maalmaha ugu dambeeya ee Ramadaan, aynu xasuusanno in farxadda Ciidda aysan dhammeystirneyn ilaa aynu hubinno in walaalaheenna baahan ay iyaguna ka qayb qaataan.

#زكاةالفطر

02/12/2025

True wealth begins the moment you understand how money works and start making it work for you.

Address

Shabelle Business Center
Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maalcon Business Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share