04/08/2022
Mukhtaar Rooboow waa dambiile ay dowladdu cafisey, laakiin dembiyo xasuuqa u geystey shacabka Soomaaliyeed oo weli aan ka cafin gumaadkii uu u geystey ehelkoodii ay jeclaayeen. Waa xaqiiqo in gobol kasta dambiilaha ka soo jeeda degaankooda ay u arkaan geesi hogaankiisa lagu liibaanayo.