Masaf Consultancy

Masaf Consultancy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Masaf Consultancy, Consulting Agency, Jijiga.

Innovative solutions for brand growth โ€“ smart strategies in brand building, system development, public relations, video production, and social media management.

Work-Life Balance: Our team unwinding with a game of chess after a long day of working on major projects for government ...
17/02/2025

Work-Life Balance: Our team unwinding with a game of chess after a long day of working on major projects for government and private sector clients.

Ramadaankii, maadaama uu soo dhawyahay ma jirtaa ciyaar aad galabtii ku sugi karto afurka?

๐ŸŒŸ Happy New Year 2025! ๐ŸŒŸMasaf Consultancy wishes all our valued customers and partners a prosperous and successful year ...
01/01/2025

๐ŸŒŸ Happy New Year 2025! ๐ŸŒŸ

Masaf Consultancy wishes all our valued customers and partners a prosperous and successful year ahead. ๐ŸŽ‰

As we step into 2025, we are excited to continue empowering businesses, fostering innovation, and building lasting partnerships.

Together, letโ€™s achieve greater heights! ๐Ÿš€

17/08/2024

Qof danaynaya inuu wax ka ogaado barnaamijka Mandela Washington Fellowship for Young African Leaders oo ah aqoon korodhsi 6 todobaad loo aado cariga Maraykan oo aad waxbarasho ku qaadanayso jaamacadaha Maraykanka kana qaybgali doonto shirar waawayn.

Caawa bacdal maqrib 6:30 PM waxay Masaf space qabanaysa kullan laga hadlayo sida la isugu diyaariyo program kan.

Hadaad danaynayso ka qaybgalku wuu furan ahay.

11/08/2024
10/08/2024

Madasha isku xidhka ganacsiyada; kalkii labaad.

Waxa aynu ogsoonnahay in koboca dhaqaale walba oo dal leeyahay uu ku tiirsan yahay ganacsiyadiisa gaarka ah, hab nololeedka bulshadasaani suuqaa ka jira nooca uu yahay ay ku xidhantahay. Marka la qiimaynayo heerka diyaarsanaan ee dal uu furfurnaanta ganacsi u diyaarsan yahay tirada ganacsiyada yaryar ee laga yagleelo ayaa lagu qiimeeyaa.

Deegaanka xasilloonida uu helay waxa ay sababtay in isku dayo badan ay oo hal-abuir cusub ah dadku isku dayaan in ay wax ku soo kordhiyaan, ama dhib jirtay aya xalliyaan. Si qisadaa loo tabiyo, ganacsiyada hirgalay sheekadooda iyo khibraddooda suuqa iyo dhaqaalaha ee caqbad iyo wanaag ba leh la isula falanqeeyoโ€”maadaama suuqa gaarka ahi uu hadda uun hano qaadaya deegaankeenna, waxa ay Masaf Space diyaarisay kulan saddexdii bilood ba mar ah oo kalkii kasta mawduucyo la xidhiidha ganacsiga lagu wada gorfeeyo. Sannadkan waxaa kammid ah mawaadiicda xoogga la saarayo; dhijitaalaynta ganacsiyada, iibsiga suuqa online ka ah, iyo sarrifka lacagaha qalaad.

Waxa la yaab leh in dhammaan ganacsiyadaasi ay yihiin kuwo dhallinyar ay hoggaaminayso oo la jaanqaasaya isbaddalka, dhammaantoodna wada leh summad u gaar ah iyo baro bulsho oo ay macaamiishooda kala xidhiidhaan kulana xidhiidhaan. Waxa ay isugu jiraan dhammaan qaybaha ganacsiyada ee leh; warshado, bangiyo, e-commerce, digital payment, electronics, resturant iyo cafeteria, photography iyo vedio grapahy, maktabadah buugta, dharka, laydhka, gaadiidka, xidhiidhka dadwaynaha iyo qaybaha kale ee ganacsiga.

Galabta 4:30 ayuu kulanku ka qabsoomi doonaa fagaaraha Masaf Space.

07/08/2024

Rotana Cafe, waxa ay kammid tahay ganacsiyada ka qaybgalaya madasha isku xidhka ganacsiga ee ay Masaf Space qabanayso 10-ka bishan.

Rotana, waxay kamid tahay meheradaha casriga ah ee cuntada ee jigjiga, waana ganacsigii ugu horeeyey ee noociisa ah ee sannadkii 2022 ka hanaqaadey Jigjiga.

Si aad ugu ogaato sooyaalka ganacsiga ee Rotana, ka soo qayb gal madasha isku xidhka ganacsiga.

Let us connect and collaborate.

07/08/2024

MUSOD MED Waxay qayb ka tahay shirkadaha ka qaybgalaya kullanka isku xidhka ganacsiga.

Shirkada Musod waa shirkad hab casri ah u bixinaysa adeegyada caafimaadka.

Ka soo qaybgal kullanka isku xidhka ganacsiga si aad wax badan ugu ogaado adeegyada ay qabato shirkada Musod med.

Waxaan isu keenaynaa ganacsiyo hormuud u ah dhinaca digitalization ka maadaama kullana kalkan uu mawduuciisu yahay ganacsiga iyo casriyowga(digitalization)

Musod Med is joining the upcoming business networking event! ๐ŸŒ๐Ÿ’ผ

Discover how Musod Med is revolutionizing healthcare through telemedicine consulting and empowering healthcare providers to thrive in the digital age. ๐ŸŒŸ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ

Join us at Masaf Space to learn more about Musod Med's mission to digitalize healthcare, train solopreneurs, and support large hospitals in their transition to modern healthcare delivery. ๐ŸŒ๐Ÿฅ๐ŸŒ

07/08/2024

Shirkada Rays MicroFinance Institution waxay kammid tahay shirkadaha ka qaybgalaya madasha isku xidhka ganacsiga ee 10-ka bisha Aug aan qaban doonno.

Shirkadda Rays, waa shirkadda shaqo-abuurka ugu badan u samaysey dhallinyarada degaanka Soomaalida iyadoo ku maalgalisey lacag gaadhaysa 1 bilyan oo birr, ganacsiyadaasina kuwa kale shaqo abuur ay u sii sameeyeen.

Waxay leedahay adeegga SahayPay oo ah lacag bixin dhijitaal ah, waxayna sahlaysaa in si fudud oo biilasha ah macaamiishu ay ku kaydsadaan, ku xawishaan kalana baxaan lacagta.

Ganacsiyada ka qaybgala waxay fursad u helayaan iney wax badan ka ogaadaan adeegyada ay bixiso fursadaha maalganineed ee ay siiso
macaamiisheeda.

Madashan isku xidhka ganacsigu waxay isku keenaysaa shirkadaha bixiya adeegyada maaliyadeed, kuwa taageera ganacsiyada, dhexe iyo kuwa yar intaba.

28/07/2024

Madasha isku-xidhka ganacsiga kalkii 2aad.

Masaf space, dhawaan waxay qaban doontaa madasha isku-xidhka ganacsiga kalkiisii 2aad, iyadoo kalkan xoogga saaraysa ganacsiyada yar iyo kuwa dhexe ee ay hoggaamiyaan dhallinyaradu, sidoo kale kalkan waxaa si gaar ah diiradda loo saarayaa dhijitaaleynta iyo ganacsiga!

Ujeedka madashu waa in aan dhiirigalinno ganacsiga iyo hal-abuurrada ganacsiga, iyo in ay helaan madal ay kaga hadlaan arrimaha ganacsiga fursadaha iyo caqabadaha, sameeyaan xidhiidho micno leh iyo wadashaqayn.

waxaan isu keeni doonnaa illaa 50 ganacsi oo ka jira Jigjiga. munaasabadda ayaa lagu soo bandhigi doonaa doodo la xidhiidha dhijaalaynta ganacsiyada, iyo soo jeedinno ay samayn doonaan khubarada ganacsigu si khibrad waydaarsi loo sameeyo. Waxa kale oo aannu isu keeni doonnaa xafiisyada dawladda iyo hayโ€™adaha aan dawliga ahayn ee taageera ganacsiyada si ay ula wadaagaan taageerada ay u hayaan ganacsiyada yaryar iyo kuwa billowga ah ee Jigjiga.

Fadlan diwaangali ganacsigaaga adigoo raacaya Lifaaqan hoose: https://lnkd.in/enHkZhub

19/06/2024

Muuqaal koobaya tababarka hawlaha tabarucaadka ee bilaha xagaaga oo ay soo qabanqaabisay wasaarada nabada oo kaashanaysa jaamacada oo la siinayo ardayda Jaamacadda ay ka qaybgali doonna tabarucaadka xagaaga.

Hassan M Jeeraar Deanka Ardayda Jaamacadda ayaa ka warbixinaya tababarka.

Masaf Event, waan ku faraxsannahay in aan ka shaqaynk kulankan.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masaf Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Masaf Consultancy:

Share