11/01/2022
Asc. Dhamaan ummada soomaaliyeed meelkasta oo aad joogtaan.
Insha Allah, bartan waxaan kusoo ban dhigi doonnaa olole ku aaddan caasimadaynta magaalada darida ee Gobolka Nogob ayadoo aan kaashanayno dadka deggan dhulkii la odhan jiray Nogob ilaa baali.